Monthly Archives: November 2015

Raysal Wasaaraha Turkiga Oo Sheegay In Aanu Dalkiisu Marnaba Raali Galin Siin Doonin Ruushka

(SLT-Brussels)Ra’iisal wasaaraha Turkiga Ahmet Davutoglu, ayaa Isniinta maanta sheegay in waddankiisa aanu marna raali-galin ka bixin doonin soo riditaankii diyaaraddii dagaalka ee Ruushka

Posted in Focus, News | Comments Off on Raysal Wasaaraha Turkiga Oo Sheegay In Aanu Dalkiisu Marnaba Raali Galin Siin Doonin Ruushka

Beesha Solamadow 2 Xubnood oo Xilal loo magcaabay ayaa Muuse Biixi Doortay oo Shirka Golaha dhexe Tegey: Jamac Gagagale

Waxaan halkan Salaan qadarin wadata uga dirayaa Bahda Saxaafada Xorta ah ee noo suura gelisay inaanu rabitaankayaga iyo go,aankayaga ku soo bandhigno, sidoo

Posted in Articles | Comments Off on Beesha Solamadow 2 Xubnood oo Xilal loo magcaabay ayaa Muuse Biixi Doortay oo Shirka Golaha dhexe Tegey: Jamac Gagagale

DAAWO: “Waxaanu Yeelayno (Is-baahaysiga KULMIYE) Waa Laga Arrinsanayaa”. Xildhibaan Kijaandhe

(SLT-Hargaysa) Xildhibaan Axmed Cabdi Nuur (Kijaandhe) oo kamid ah Murrashaxiintii Is-bahaysiga Xisbiga KULMIYE ayaa sheegay inay ka arrinsan doonaan talabada siyaasadeed ee ay

Posted in Advertise, Focus, News | Comments Off on DAAWO: “Waxaanu Yeelayno (Is-baahaysiga KULMIYE) Waa Laga Arrinsanayaa”. Xildhibaan Kijaandhe

Xildhibaan Kijaandhe Oo Kamid Aha Murrashaxiinti Is-baahaysiga KULMIYE Oo Si Balaadhan Loogu Soo Dhaweeyay Dalka & Siyaasiyiin Miisan Leh Oo Ka Dhex Muuqday Soo Dhaweyntiisa. DAAWO SAWIRADA.

(SLT-Hargaysa) Xildhibaan Maxamed Cabdi Nuur (Kijaandhe) oo kamid aha saddexdii Murrashax ee qaaday shir weynihii Xisbiga KULMIYE, kana tirsan Is-baahaysiga KULMIYE ayaa maanta

Posted in English, Focus, News | Comments Off on Xildhibaan Kijaandhe Oo Kamid Aha Murrashaxiinti Is-baahaysiga KULMIYE Oo Si Balaadhan Loogu Soo Dhaweeyay Dalka & Siyaasiyiin Miisan Leh Oo Ka Dhex Muuqday Soo Dhaweyntiisa. DAAWO SAWIRADA.

Soomalia: Wararkii Ugu Danbeeyay Dagaalka Gaalkacayo Iyo Dedaalo Lagu Doonaayo In Laysugu Keeno Guuleed Iyo Gaas.

(SLT-Gaalkacayo)— Dadaalo la isugu keenayo Madaxweynayaasha Puntland C/wali Gaas iyo Madaxweynaha Galmudug C/kariin Guuleed ayaa ka socda magaalada Gaalkacyo, iyadoo Ra’iisul Wasaaraha uu

Posted in Focus, News | Comments Off on Soomalia: Wararkii Ugu Danbeeyay Dagaalka Gaalkacayo Iyo Dedaalo Lagu Doonaayo In Laysugu Keeno Guuleed Iyo Gaas.

DAAWO: “Sagaal Macalin Oo Aanu Arrinkooda Dhinacna U Saari Waynay Waxa Aanu U Gudbinay Ciidanka Baadhista Sidii Maxkamad Loo Soo Taago..” Wasiirka Waxbarashada.

(SLT-HargeysaWasiirka Wasaaradda Waxbarashada Iyo Tacliinta Sare ee Somaliland Md. Cabdillahi Ibraahim Habane oo shir jaraa’id ku qabtay Xafiiskiisa in dib u habayn balaadhan

Posted in Focus, News | Comments Off on DAAWO: “Sagaal Macalin Oo Aanu Arrinkooda Dhinacna U Saari Waynay Waxa Aanu U Gudbinay Ciidanka Baadhista Sidii Maxkamad Loo Soo Taago..” Wasiirka Waxbarashada.

Hambalyo Meher Oo Ku Socota Boqorka Maxamed Cabdi Yuusuf Iyo Boqorada Fadxiya Maxamed Cilmi

anagoo kala ah dhamaan qoyska iyo qaraabada, subeer cabdi yuusuf, raaxo cabdi yuusuf, niciima cabdi yuusuf, fardawsa cabdi yuusuf, farxiya cabdi yuusuf ladna

Posted in Articles | Comments Off on Hambalyo Meher Oo Ku Socota Boqorka Maxamed Cabdi Yuusuf Iyo Boqorada Fadxiya Maxamed Cilmi

DAAWO: Wasiirka Wasaaradda Beeraha Somaliland Oo Xilkii U Kala Wareejiyay Isu Duwihii Hore Ee Wasaaradda Beeraha Ee Gobolka Saaxil Iyo Isu Duwaha Cusub.

(SLT-Berbera)-Wasiirka Wasaaradda Beeraha Somaliland ayaa maanta xilkii u kala wareejiyay isu duwihii hore ee wasaaradda Beeraha iyo isu duwaha Cusub xaflad oo ka

Posted in Focus, News | Comments Off on DAAWO: Wasiirka Wasaaradda Beeraha Somaliland Oo Xilkii U Kala Wareejiyay Isu Duwihii Hore Ee Wasaaradda Beeraha Ee Gobolka Saaxil Iyo Isu Duwaha Cusub.

Madaxweynaha Dalkaasi Soomalia Oo Ka Hadlay Colaada Gaalkacayo Ee U Dhaxaysa Puntland Iyo Galmudug.

(SLT-Muqdisho)-Madaxweynaha Somalia Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa markii u horaysay ka hadlay colaadda ka taagan magaalada Gaalkacayo ee u dhaxaysa Puntland iyo Galmudug. Waxa

Posted in Focus, News | Comments Off on Madaxweynaha Dalkaasi Soomalia Oo Ka Hadlay Colaada Gaalkacayo Ee U Dhaxaysa Puntland Iyo Galmudug.

DAAWO: Xukuumadda Somaliland Oo Ka Hadshay Boodhadh Lagu Xayaysiinayo Sigaarka Oo Lagu dhajiyay Badhtamaha Magaaladda Hargeysa

(SLT-Hargeysa)-Boodhadh waawayn oo lagu dhajiyay badhtamaha Magaaladda Hargeysa ku Waasi oo ay ku xardhan yihiin erayo lagu xayaysiinayo Sigaarka iyada adduunka ay mamnuuc

Posted in Focus, News | Comments Off on DAAWO: Xukuumadda Somaliland Oo Ka Hadshay Boodhadh Lagu Xayaysiinayo Sigaarka Oo Lagu dhajiyay Badhtamaha Magaaladda Hargeysa