Monthly Archives: October 2015

DAAWO: Madax Dhaqameedka Iyo Waxgaradka Togdheer Oo Tageero U Muujiyay Wasiirkii Hore Ee Madaxtooyada Somaliland.

(SLT-Burco) Waxgaradka iyo madax dhaqameedka Gobolka Togdheer ayaa boogadin iyo tageero u muujiyay Wasiirkii hore ee Madaxtooyada Somaliland, Mud. Xirsi Cali Xaji Xasan.

Posted in Focus, News | Comments Off on DAAWO: Madax Dhaqameedka Iyo Waxgaradka Togdheer Oo Tageero U Muujiyay Wasiirkii Hore Ee Madaxtooyada Somaliland.

“Wuxu Ka Dhigan Yahay Ilmihii Hooyadii Ku Yidhi Xuux”Wasiirka Wershada Oo Si Ka Baxsan Dhaqanka Soomaalida U Weeraray Musharax Samaale.

(SLT-Hargaysa) Wasiirka Wasaarada Wershadaha Shucayb Maxamed Muuse, ayaa weerar ka baxsan akhlaaqdada dadka rer Somaliland iyo Soomaalidaba wuxuu kula kacay Wasiirkii hore ee

Posted in Focus, News | Comments Off on “Wuxu Ka Dhigan Yahay Ilmihii Hooyadii Ku Yidhi Xuux”Wasiirka Wershada Oo Si Ka Baxsan Dhaqanka Soomaalida U Weeraray Musharax Samaale.

DAAWO: Guddoomiye Ku-xigeenka Saddexaad Ee Xisbiga KULMIYE Oo Ka Hadlay Kulankii Ay Madaxweynaha La Yeesheen.

(SLT-Hargaysa)Guddoomiyaha saddexaad ee xisbiga Kulmiye Xildhibaan Cabdiraxmaan Talyanle, kana mid ah xubnaha iska casilay qabanqaabada shirka Kulmiye ayaa sharaxaad ka bixiyay kulan ay

Posted in Focus, News | Comments Off on DAAWO: Guddoomiye Ku-xigeenka Saddexaad Ee Xisbiga KULMIYE Oo Ka Hadlay Kulankii Ay Madaxweynaha La Yeesheen.

Madaxweyne Silaanyo Oo Mar Kale Degenaansho Ku Soo Dabaalay Jawigii Adkaa Ee Garabyada Xisbiga KULMIYE Kala Irdheeyay.

Shir Lagu Wadahadal Sinaayo Labada Garab Oo Xalay Madaxtooyada Ka Qabsoomay, Khilaafka Dhinacyada Oo Meel Adag Taagan Iyo Rajada Tageerayaasha Xisbul Xaakimka Oo

Posted in Focus, News | Comments Off on Madaxweyne Silaanyo Oo Mar Kale Degenaansho Ku Soo Dabaalay Jawigii Adkaa Ee Garabyada Xisbiga KULMIYE Kala Irdheeyay.

Kalamaanka Somalilandtoday Muxuu Ka Yidhi Dadaalka Madaxwayne Siilanyo Ku Xalinayo Khilaafka Xisbiga Kulmiye.

Bogaadiye: Alleyleh waa kaa Madaxwaynuhu mar kale isugu yeedhay garabyada KULMIYE si uu xaaladda u dejiyo, waan bogaadinayaa talaabada Madaxwyanaha waxaanse leeyahay qoladan

Posted in Focus, News | Comments Off on Kalamaanka Somalilandtoday Muxuu Ka Yidhi Dadaalka Madaxwayne Siilanyo Ku Xalinayo Khilaafka Xisbiga Kulmiye.

SLT SPORTS: Kulan Aad U Xiiso Badan Oo Caawa Dhex Mari Doono Labada Kooxood Inter Milan vs As Roma

(SLT-Roma)-Inter Milan ayaa gurigeeda kusoo dhaweyn doonta kooxda As Roma iyadoo guul ay gaadhto ay ka saacidi karto iney hogaanka horyaalka u qabato.

Posted in Focus, News | Comments Off on SLT SPORTS: Kulan Aad U Xiiso Badan Oo Caawa Dhex Mari Doono Labada Kooxood Inter Milan vs As Roma

Sirdoonka Maraykanka Oo Sheegay In Boqalaal Dad Ay Tuhunsanaayeen Ay Ka Baxsadeen

(SLT-Washinton)-Boqolaal qof oo lagu tuhunsanaa argagixisanimo ayaa la waayey ka dib markii Snowden uu sir badan dibadda u soo saaray , sida uu

Posted in Focus, News | Comments Off on Sirdoonka Maraykanka Oo Sheegay In Boqalaal Dad Ay Tuhunsanaayeen Ay Ka Baxsadeen

Ninka Aduunka Uugu Buuran Oo Laga Saarayo Caloosha Si Uu U Dhuubto

  (SLT-London)-Ninka aduunka uugu miisaanka culus oo culeyskiisu yahay 960lbs oo u dhiganta 438 Kiiloo ayaa la filayaa in lagu sameeyo qaliin lagu

Posted in Focus, News | Comments Off on Ninka Aduunka Uugu Buuran Oo Laga Saarayo Caloosha Si Uu U Dhuubto

Somalida Ku Nool Minnesota Oo Dhigay Banaanbax Ay Ku Dalbanayeen In Lagu Soo Qabto Kooxo Hore Dil U Geystay

(SLT-Minneapolis)-Dibad bax ay soo abaabuleen Jaaliyada Somaliyed ee Gobolka Minnesota, ayaa ka dhacay Magaalada Minneapolis ee dalka Mareykanka, waxaana dadka ay dalbanayeen in

Posted in Focus, News | Comments Off on Somalida Ku Nool Minnesota Oo Dhigay Banaanbax Ay Ku Dalbanayeen In Lagu Soo Qabto Kooxo Hore Dil U Geystay

Ruushka Oo Ka Digay Qorshaha Uu Mareykanka Ciidamo Ugu Dirayo Waqooyiga Suuriya.

(SLT-Moscow)-Wasiirka Arrimaha Dibadda Ruushka Sergei Lavrov ayaa ka digay qorshaha Mareykanka uu ku doonayo in maalmaha soo socda uu ciidamo gaar ah ugu

Posted in Focus, News | Comments Off on Ruushka Oo Ka Digay Qorshaha Uu Mareykanka Ciidamo Ugu Dirayo Waqooyiga Suuriya.