Monthly Archives: October 2015

Maxamed Cabdillaahi Cumar “Mandaqada” Oo Dalka Dib Ugu Soo Laabtay, Garabyadii Is Hayay Ee KULMIYE Mid La Saftay. By: ENG: ABDIRAZAK

Maxamed cabdillahi cumar wasiirkii hore ee wasaarada arrimaha debeda Somaliland oo dhamaan waddanka looga yaqaan “Mandaqada” ayaa manta ku soo laabtay waddanka waxaa

Posted in Articles, Focus | Comments Off on Maxamed Cabdillaahi Cumar “Mandaqada” Oo Dalka Dib Ugu Soo Laabtay, Garabyadii Is Hayay Ee KULMIYE Mid La Saftay. By: ENG: ABDIRAZAK

Bahada Waxbarasha Gobolka Hawd Waxay Ku Baaqayaan In Xoriyadooda Losoo Celiyo Macalimiinta Xidhan.

Bahda waxbarashada ee gobolka Hawd waxay ka dhiidhiyayaan xadhiga lagula kacay macalimiinta cabashada muujiyey , waxaanan canbaaraynaynaa ci kasta oo ku lug lahayd 

Posted in Articles, Focus | Comments Off on Bahada Waxbarasha Gobolka Hawd Waxay Ku Baaqayaan In Xoriyadooda Losoo Celiyo Macalimiinta Xidhan.

Garabka KULMIYE Ee Banaanka U Baxay Hal Talaa U Banaan.

Waxa  imika sida dharraarta oo kale u caddaatay, in lagu kala food qaaday loollankii iyo hirdankii qadhaadhaa  ee muddooyinkii ugu dembeeyey ka dhex

Posted in Articles | Comments Off on Garabka KULMIYE Ee Banaanka U Baxay Hal Talaa U Banaan.

Wariye Qaabka U Dooda u Daadihinaayay Ay Isoo Jiidatay: Qalinkii Cabdinaasir Xasan Diiriye

Waxan jeclaystay sida farshaxanimada iyo cod karnimada leh ee ay u daadahaynaysay, marnaba kamaan xiisa goyn dhagahayguna way sii jeclaysanaayeen marba marka ka

Posted in Articles | Comments Off on Wariye Qaabka U Dooda u Daadihinaayay Ay Isoo Jiidatay: Qalinkii Cabdinaasir Xasan Diiriye

Liverpool Oo Garoonka Stamford Bridge Ku Soo Dubatay Chelsea.

(SLT-London)Kooxda Liverpool ayaa Chelsea garoonkeeda Stamford Bridge ku soo dubatay kadib markii ay 3:1 ku garaacday. Inkasta oo ay Chelsea goolka ku hormartay

Posted in Focus, News | Comments Off on Liverpool Oo Garoonka Stamford Bridge Ku Soo Dubatay Chelsea.

Amb. Kaysar Cabdilaahi Oo Madaxweynaha Uga Mahad Celiyay Xilku U Magacaabay Ee Wasiir Ku-xigeenka Wasaarada Ganacsiga.

(SLT-Bristol)Kaysar Cabdilaahi Maxamed  oo hore u ahaa Safiirka Wareegga ee JSL dhawaana Madaxweyne Siilaanyo u Magacaabay Wasiir ku Xigeenka Wasaarada Ganacsiga iyo Maalgashiga

Posted in Focus, News | Comments Off on Amb. Kaysar Cabdilaahi Oo Madaxweynaha Uga Mahad Celiyay Xilku U Magacaabay Ee Wasiir Ku-xigeenka Wasaarada Ganacsiga.

DAAWO: Sheekh Berberaawi Oo Kamid Ah Culimada Waa Weyn Ee Dalka Oo Ka Hadlay Khilaafka Xisbiga KULMIYE

(SLT-Hargaysa) Sheekh Cabdillaahi Xasan Xaashi (Sheekh Berberaawi) oo kamid ah Culimada waa weyn ee dalka ayaa ka hadlay khilaafka Siyaasadeed ee dalka, Sheekha

Posted in Focus, News | Comments Off on DAAWO: Sheekh Berberaawi Oo Kamid Ah Culimada Waa Weyn Ee Dalka Oo Ka Hadlay Khilaafka Xisbiga KULMIYE

“Cid Xisbiga KULMIYE Naga Saaraysa Ma Jirto Wanan Ka Xumahay In Masaal Losoo Qaato Cabdiraxmaan Cabdiqaadir”. Guddoomiye Talyanle

(SLT-Hargaysa) Guddoomiye ku-xigeenka saddexaad ee Xisbiga talada Somaliland haya ee KULMIYE, Xildhibaan Cabdiraxmaan Talyanle ayaa sheegay in aanay jirin cid Xisbiga KULMIYE ka

Posted in Focus, News | Comments Off on “Cid Xisbiga KULMIYE Naga Saaraysa Ma Jirto Wanan Ka Xumahay In Masaal Losoo Qaato Cabdiraxmaan Cabdiqaadir”. Guddoomiye Talyanle

Diyaarad Ruushku Leeyahay Oo Siday Rakaab Gaadhaya 224-qof Oo Ku Bur-burtay Gacanka Sinai Ee Dalka Masar

(SLT-Qahira)Diyaarad laga leeyahay dalka Ruushka oo siday illaa 200 ruux rakaab ah ayaa ku bur burtay Gacanka Sinai ee dalka Masar. Xafiiska Raysal

Posted in Focus, News | Comments Off on Diyaarad Ruushku Leeyahay Oo Siday Rakaab Gaadhaya 224-qof Oo Ku Bur-burtay Gacanka Sinai Ee Dalka Masar

DAAWO: Carwada Ganacsiga Somaliland oo La Daah Furay Iyo Sherkada Dahabshiil Oo Wacdaro Ku Soo Bandhigtay.

(SLT-Hargaysa) Carwada Ganacsiga Somaliland ayaa si rasmiya looga daah furay Magaalada Hargaysa, iyadoo uu xadhiga ka jaeay Wasiirka Ganacsiga Dr. Muuse Qaasim, Sherkadaha

Posted in Focus, News | Comments Off on DAAWO: Carwada Ganacsiga Somaliland oo La Daah Furay Iyo Sherkada Dahabshiil Oo Wacdaro Ku Soo Bandhigtay.