Monthly Archives: September 2015

DAAWO: Guddoomiye Muuse Biixi Oo Khudbad Xamaasad Leh U Jeediyay Ardayda Jaamacada Hargaysa.

(SLT-Hargaysa) Guddoomiyaha Xisbiga KULMIYE Muuse Biixi Cabdi, ayaa arday Jaamacada Hargaysa u jeediyay Khudbad Xamaasadleh, taas oo uu qodob qodob ugu tiriyay arrimaha

Posted in Focus, News | Comments Off on DAAWO: Guddoomiye Muuse Biixi Oo Khudbad Xamaasad Leh U Jeediyay Ardayda Jaamacada Hargaysa.

Fanaanka Maxamed Siciid Bk Oo Cabasho Ka Muujiyay Barkulanka Bulshada Ee Face-book-ga .

(SLT-Addis-ababa)-Fanaanka Maxamed Siciid Cabdi Bk  ayaa ka cawday midkamida barkulanka bulshada ee Face-book-ga waxanu Fanaankani sheegay in magiciisa si khalada loo isticmaalo isla

Posted in Advertise, Focus, News | Comments Off on Fanaanka Maxamed Siciid Bk Oo Cabasho Ka Muujiyay Barkulanka Bulshada Ee Face-book-ga .

Somaliland: Idaacadii VOA-da Oo Hawada Ka Baxday & Wasiirka Warfaafinta Oo Sheegay In Dib Loo Eegayo Heshiiskay La Gashay Xukuumada.

(SLT-Hargaysa)- Idaacada ku hadasha afka  maraykanka ee VOA-da ayaa guud ka baxday hawada  Somaliland ,lamana garanayo sababta hawada ka sartay idaacadaasi balse shacabka

Posted in Focus, News | Comments Off on Somaliland: Idaacadii VOA-da Oo Hawada Ka Baxday & Wasiirka Warfaafinta Oo Sheegay In Dib Loo Eegayo Heshiiskay La Gashay Xukuumada.

DAAWO: Wasiirka Warfaafinta Somaliland Oo Markii Ugu Horeysay Ka Hadlay Xadhiga Fanaaniinta Xidigaha Geeska Iyo Arrimo Kale.

(SLT-Hargaysa)-Wasiirka Warfaafinta Dhaqanka Iyo Wacyigalinta Somaliland Md: Cabdilaahi Maxamed Daahir Cukuse ayaa  sharaxaad ka bixiyay sida Xukuumada ay uga go’antahy waxkasta oo lidi

Posted in Focus, News | Comments Off on DAAWO: Wasiirka Warfaafinta Somaliland Oo Markii Ugu Horeysay Ka Hadlay Xadhiga Fanaaniinta Xidigaha Geeska Iyo Arrimo Kale.

Shacabka Somaliland May Saamixin Fal-danbiyeedkii Cirro Qaranka Ka Galay.

Aan tusaale dhow idin siiyo,waar ma waanu ahayn cirro ninka isagoo guddoomiye Heshiiska ay gaadheen cirro iyo baashe iyaga ayuu khuseeyaa,waxa la odhan

Posted in Articles | Comments Off on Shacabka Somaliland May Saamixin Fal-danbiyeedkii Cirro Qaranka Ka Galay.

“Muuse Biixiyow Hargaysa Waynu Wada Leenahay Ee Nabad Galyada Ilaali ”XAMARJI.

(SLT-Hargaysa)- Badhasaabkii Hore ee Gobolka Togdheer  Axmed Cabdilaahi Xamarje oo ka tirsan xisbiga WADDANI ayaa  hadalo kulul ku ganay guddomiyaha Xisbiga Kulmiye Muuse

Posted in Advertise, Focus, News | Comments Off on “Muuse Biixiyow Hargaysa Waynu Wada Leenahay Ee Nabad Galyada Ilaali ”XAMARJI.

“Ma Filayo In Madaxwaynuhu Cid Gaara U Afduubayo KULMIYE ,Waayo…. ”Xil.Kijaandhe.

(SLT-Hargaysa)-  Xildhibaan Axmed Cabdi Kijaandhe oo ka mid ah Mudanayaasha Golaha Wakiillada Somaliland, isla markaana dhawaan shaaciyey inuu u tartamayo Musharraxa Jagada Madaxwaynaha

Posted in Advertise, Focus, News | Comments Off on “Ma Filayo In Madaxwaynuhu Cid Gaara U Afduubayo KULMIYE ,Waayo…. ”Xil.Kijaandhe.

Wasiirka Arrimaha Debadda Oo Xilkii U Kala Wareejiyay Agaasimihii Guud Ee Wasaaradda Iyo Masuulka Cusub Ee Xilkaas Loo Soo Magacaabay.+Sawiro.

(SLT-Hargaysa)-  Wasiirka wasaarada arimaha dibada somaliland maxamed biixi yoonis ayaa maanta xilalkii si rasmi ah ugu kala wareejiyey agaasimihii hore ee wasaaradaasi iyo

Posted in Focus, News | Comments Off on Wasiirka Arrimaha Debadda Oo Xilkii U Kala Wareejiyay Agaasimihii Guud Ee Wasaaradda Iyo Masuulka Cusub Ee Xilkaas Loo Soo Magacaabay.+Sawiro.

“Waa Dhif Iyo Naadir Hogaamiye Dhaqameed La Karti & Miisaan Ah Boqor Cismaan Buur-Madaw”.

(SLT-Hargaysa)-  Boqor Cismaan Aw Maxamuud ‘’Buur-Madow’’ waa halyey ku suntan run sheeg badan oo loo arko, in uu yahay nin ka xoroobey aafada

Posted in Articles, Focus, News | Comments Off on “Waa Dhif Iyo Naadir Hogaamiye Dhaqameed La Karti & Miisaan Ah Boqor Cismaan Buur-Madaw”.

“Waxan Ahay Musharax 1-aad Ee Jagada Madaxwayne Ee KULMIYE ,Kamana Tanaasulayo”SAMAALE.

(SLT-Hargaysa)-  Wasiirkii hore ee Maaliyada Somaliland Cabdicasiis Maxamed Samaale ayaa ku dhawaaqay in uu yahay murashaxa koowaad ee u tartamaya jagadmadaxtinimada Xisbiga Kulmiye

Posted in Focus, News | Comments Off on “Waxan Ahay Musharax 1-aad Ee Jagada Madaxwayne Ee KULMIYE ,Kamana Tanaasulayo”SAMAALE.