Monthly Archives: August 2015

Kulan lagu Gorfeynayey Aqoonsiga Somaliland Oo Hargaysa Lagu Qabtay .

(SLT-Hargaysa)-   Magaalada Hargeysa ee xarunta Somaliland ayaa lagu qabtay Kulan loo bixiyey KASMO-WADAAG oo lagu gorfeynayey aqoonsiga Somaliland oo aan wali hore looga

Posted in Focus, News | Comments Off on Kulan lagu Gorfeynayey Aqoonsiga Somaliland Oo Hargaysa Lagu Qabtay .

Siyaasiga Buubaa Oo ka Hadlay Inuu Raaligelin Siinayo Somaliland Iyo Kaalinta Uu Ka Galayo Siyaasaddeeda

(SLT-Qadar)-   Siyaasiga caanka ah ee Ismaaciil Hurre Buubaa oo la filayo inuu toddobaadkan gudihiisa dib ugu soo laabto caasimadda Hargeysa, kadib markii uu

Posted in Focus, News | Comments Off on Siyaasiga Buubaa Oo ka Hadlay Inuu Raaligelin Siinayo Somaliland Iyo Kaalinta Uu Ka Galayo Siyaasaddeeda

Imaaraadka : Xasan Sheekh Oo Aqbalay Inuu Ciidamo U Diro Dalka Yemen ,Iyadoo Somalia Ay Ka Arrimiyaan AMISOM

(SLT-Dubai)-  Madaxweynaha  Somaliya, Xasan Sheekh Maxamuud oo maalintii 3-aad booqasho ku joogga Wadanka Emirate-ka Carabta, ayaa aqbalay in Somaliya ay ciidan u dirto

Posted in Focus, News | Comments Off on Imaaraadka : Xasan Sheekh Oo Aqbalay Inuu Ciidamo U Diro Dalka Yemen ,Iyadoo Somalia Ay Ka Arrimiyaan AMISOM

Xukuumadda Oo Go’aanka Golaha Wakiilladu Ku Diideen Wareejinta Maamulka Haamaha Shidaalka Ku Xidhiidhisay Mucaaradka, Kana Hadashay Awoodda Sharci Ee Ay Heshiis Ku Geli Karto

Hargeysa (Somalilandtoday) – Mudaneyaasha Golaha Wakiillada Somaliland, ayaa Laalay heshiis aan weli Gole ahaan la horkeenin oo la sheegay in Xukuumadda talada haysa

Posted in Focus, News | Comments Off on Xukuumadda Oo Go’aanka Golaha Wakiilladu Ku Diideen Wareejinta Maamulka Haamaha Shidaalka Ku Xidhiidhisay Mucaaradka, Kana Hadashay Awoodda Sharci Ee Ay Heshiis Ku Geli Karto

Kalamaanka Somalilandtoday Muxuu Ka Yidhi Diidmada Qayaxan Ee Golaha Wakiiladu Ku Diideen Wareejinta Haamaha Shidaalka??

(SLT-Hargeysa)-Bogaadiye: Alleylehe, golaha wakiilladu shalay ayuun bay ugu roonaayeen oo ay dantooda gaarka ah ka hor mariyeen danta guud ee Qaranka, mar hadday

Posted in News | Comments Off on Kalamaanka Somalilandtoday Muxuu Ka Yidhi Diidmada Qayaxan Ee Golaha Wakiiladu Ku Diideen Wareejinta Haamaha Shidaalka??

Xildhibaan Cabdiraxmaan Dheere Oo Taageeray Sharciyadda Golaha Wakiilladu U Maray Laalidda Heshiiska Xukuumaddu Ku Wareejinaysay Haamaha Kaydka Shidaalka Ee Berbera

Hargeysa (Somalilandtoday) – Cabdiraxmaan Cismaan Caalin (Cabdiraxmaan Dheere) oo ka mid ah Xildhibaanada Golaha Wakiillada Somaliland, ayaa sheegay in Go’aanka uu shalay Golaha

Posted in Focus, News | Comments Off on Xildhibaan Cabdiraxmaan Dheere Oo Taageeray Sharciyadda Golaha Wakiilladu U Maray Laalidda Heshiiska Xukuumaddu Ku Wareejinaysay Haamaha Kaydka Shidaalka Ee Berbera

SOOL: Lix Ruux Oo Ku Dhintay Dagaal Laba Beelood Shalay Ku Dhex Maray Deegaanka Qoriley & Tirada Dhaawaca

Qoriley (Somalilandtoday) – Dagaal Sababay Dhimasho iyo Dhaawac ayaa shalay ka dhacay Tuulada Qoriley oo 86-KM Koonfur-bari kaga beegan Magaalada Laascaanood ee Xarunta

Posted in Focus, News | Comments Off on SOOL: Lix Ruux Oo Ku Dhintay Dagaal Laba Beelood Shalay Ku Dhex Maray Deegaanka Qoriley & Tirada Dhaawaca

Hargeysa: Wasiirka Arrimaha Gudaha Oo Lagu Canaantey Xadhigga Suldaan Boolisku Xidhay Saacado Ka Dib Caleemo-saarkiisii

Hargeysa (Somalilandtoday) – Deeq Cabdi Caydiid Cigaal oo ah Chief Caaqilka beesha Qaasim (Isaxaaq) oo ka mid ah Madax-dhaqameedka Gobolka Maroodi-jeex ayaa ka

Posted in Focus, News | Comments Off on Hargeysa: Wasiirka Arrimaha Gudaha Oo Lagu Canaantey Xadhigga Suldaan Boolisku Xidhay Saacado Ka Dib Caleemo-saarkiisii

SLT SPORTS: Kadib Guuldaradii Chelsea, Liverpool Iyo Manchester United Ee Todobaadkan, Ma La Odhan Karaa Xili Ciyaareedkan Horyaalka Ingiriisku Waxa Uu Galay Waji Cusub?

(SLT-England)-Mid ka mid ah sababataha uu horyaalka Ingiriisku ku yahay horyaalka aduunka oo dhan loogu daawashada badan yahay isla markaana sida wayn loo

Posted in Focus, News | Comments Off on SLT SPORTS: Kadib Guuldaradii Chelsea, Liverpool Iyo Manchester United Ee Todobaadkan, Ma La Odhan Karaa Xili Ciyaareedkan Horyaalka Ingiriisku Waxa Uu Galay Waji Cusub?

DAAWO: Gudida Dugsiga Hoyga Boodhinka Ee Qoryaale Oo Shaaciyay Wakhtiga La Furayo Dugsigasi

(SLT-Burco)-  Gudida Dugsiga Hoyga Boodhanka Ah Ee Qoryaale Oo Shaaciyey Wakhtiga La Furaayo Dugsigaasi Iyo Halka Laga Qoraayo Arday Uu Qaadanaayo Dugsigu.  Halkan

Posted in Focus, News | Comments Off on DAAWO: Gudida Dugsiga Hoyga Boodhinka Ee Qoryaale Oo Shaaciyay Wakhtiga La Furayo Dugsigasi