Monthly Archives: August 2015

تاون، جنوب أفريقيا، 28 أغسطس 2015.

  ديرمالوج بيان صحفي شركة فروست وسوليفان تكرم شركة ديرمالوج بجائزة القياسات الحيوية عن إنجازاتها في أفريقيا منحت شركة فروست آند سوليفان الاستشارية

Posted in Articles | Comments Off on تاون، جنوب أفريقيا، 28 أغسطس 2015.

Muuse Biixi Iyo…..W/Q: Abdiqani Ibrahim Salaf (Kaptanka)

Muj. Muuse Biixi Cabdi oo aha halgamaa wayn iyo gudoomiyaha xisbiga Kulmiye isla markana wadanka hore uga soo noqday wasiirka A/gudaha Jamhuuriyadda Somaliland

Posted in Articles | Comments Off on Muuse Biixi Iyo…..W/Q: Abdiqani Ibrahim Salaf (Kaptanka)

Warbixin Laga Diyaariyay Mustafe Qodax. By: Fahad Axmed Kaariye

“Hadaba Maxaaad ka taqaana Siyaasi Mustafe Qodax Waa Siyaasiga kaliya ee soo maray wasaarada dhalinyara ciyaaraha iyo dalxiiska Waa masuul xilkiisa guta Isla

Posted in Articles | Comments Off on Warbixin Laga Diyaariyay Mustafe Qodax. By: Fahad Axmed Kaariye

Wasiirka Madaxtooyada Oo Ka Hadlay Mashariic Isaga Iyo Wasiirada Maaliyadu Ka Soo Fureen Degaanka Sayla Ee Gobolka Maroodijeex. +DAAWO

(SLT-Hargaysa) Wasiirka Madaxtooyada Somaliland, Mud. Xirsi Cali Xaji Xasan ayaa ka hadlay Mashariic kala duwan oo ay isaga iyo Wasiirada Maaliyada Zamzam Cabdi

Posted in Focus, News | Comments Off on Wasiirka Madaxtooyada Oo Ka Hadlay Mashariic Isaga Iyo Wasiirada Maaliyadu Ka Soo Fureen Degaanka Sayla Ee Gobolka Maroodijeex. +DAAWO

DAAWO: Afhayeenka Xukuumadda Somaliland Oo Si Khibrad Leh U Sharxay Qararkii Wakiilada Iyo Shaqada Dastuuriyan Xukuumaddu Xaqa U Leedahay.

(SLT-Hargaysa)Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta,Dhaqanka Iyo Wacyigelinta Mudane C.laahi Maxamed Daahir Cukuse oo Shir jaraa’id ku qabtay Xarunta Wasaaradda ayaa si faahfaahsan uga hadlay qadiyada

Posted in Focus, News | Comments Off on DAAWO: Afhayeenka Xukuumadda Somaliland Oo Si Khibrad Leh U Sharxay Qararkii Wakiilada Iyo Shaqada Dastuuriyan Xukuumaddu Xaqa U Leedahay.

Cabashada Rer Awdal Ee Saamiga Wakiiladu Ma Garbaa Mise….? Q/3-aad: Doorashooyinkii Dalka Ka Dhacay 2002 Ilaa 2012.

(SLT-Hargaysa)Haddii walaaleheenna Awdal ay ka cabanayaan doorashooyinkii dalka ka dhacay ayaannu tiro badan ku codaynnay sidaa darteed waxbaa naga maqane ha nala siiyo

Posted in Advertise, Focus, News | Comments Off on Cabashada Rer Awdal Ee Saamiga Wakiiladu Ma Garbaa Mise….? Q/3-aad: Doorashooyinkii Dalka Ka Dhacay 2002 Ilaa 2012.

“Maamulka Iyo Kiraynta Haamuhu Waa Xil Dastuuriya Oo Ay Xukuumaddu Leedahay Baarlamaankana….” CUKUSE Wasiirka Warfaafinta JSL.

(SLT-Hagaysa) Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta,Dhaqanka Iyo Wacyigelinta Mudane C.laahi Maxamed Daahir Cukuse oo Shir jaraa’id ku qabtay Xarunta Wasaaradda ayaa si faahfaahsan uga hadlay

Posted in Focus, News | Comments Off on “Maamulka Iyo Kiraynta Haamuhu Waa Xil Dastuuriya Oo Ay Xukuumaddu Leedahay Baarlamaankana….” CUKUSE Wasiirka Warfaafinta JSL.

DAAWO:”Markaanu Silaanyo Dhisaynay Waxaanu Baranay Sida Dadka Loo Baryo Lakiin Hadda..”…. Boqor Buurmadow Oo Jawaab Ka Bixiyay Hadalkii Suldaanka Guud Ee Beesha Subayr Awal, Xaalada KULMIYE Iyo Arrimo Kale.

(SLT-Hargaysa) Boqor Cismaan Aw Maxamuud Muxumed (Buurmadow) oo kamid ah Madax dhaqameedka waa weyn ee Beelaha Hajeclo, ayaa jawaab waafiya ka bixiyay hadalkii

Posted in Focus, News | Comments Off on DAAWO:”Markaanu Silaanyo Dhisaynay Waxaanu Baranay Sida Dadka Loo Baryo Lakiin Hadda..”…. Boqor Buurmadow Oo Jawaab Ka Bixiyay Hadalkii Suldaanka Guud Ee Beesha Subayr Awal, Xaalada KULMIYE Iyo Arrimo Kale.

DAAWO: Mareeyaha Haamaha Shiidaalka Berbera Oo Si Daahir Ah U Soo Bandhigay Horumarinta Lagu Sameeyay Haamaha, Been Cadna Ka Dhigay Hadalkii Ganacsatada.

(SLT-Hargaysa) Maareeyaha Haamaha Shiidaalka Berbera ayaa si Daahir ah u soo bandhigay qodob qodob wax qabadkii horumarineed ee Dawladdu ku samaysay haamaha iyo

Posted in Focus, News | Comments Off on DAAWO: Mareeyaha Haamaha Shiidaalka Berbera Oo Si Daahir Ah U Soo Bandhigay Horumarinta Lagu Sameeyay Haamaha, Been Cadna Ka Dhigay Hadalkii Ganacsatada.

“Khilaaf U Dhaxeeya Maxamuud Xaashi Iyo Wasiir Xirsi Ma Jiro Mana Ogi”. Boqor Buur-madow.

(SLT-Hargaysa)-   Boqor Cismaan Aw Maxamuud Muxumed Buur Madaw oo kamida madaxdhaqameedka ugu miisaanka culus   Madax dhaqameedka Somaliland  ayaa kahadlay  meeshana ka saaray  in 

Posted in Focus, News | Comments Off on “Khilaaf U Dhaxeeya Maxamuud Xaashi Iyo Wasiir Xirsi Ma Jiro Mana Ogi”. Boqor Buur-madow.