Monthly Archives: July 2015

Booqashadii’ M/weyne Axmed’ Siilanyo’ Gobolada Bari Dabayl Cafimaad Oo Codkarnimadiisi’ La’ Ya

Salaan iyo bogaadiin dhamaan warfideenada ama warabaahiinta madaxbanaan ee Somaliland. Haddi aan’se hoos ugu da-dego duluucda qoraalkayagan kooban muddo dheer waxaynu isweydiinay tebinay

Posted in Articles | Comments Off on Booqashadii’ M/weyne Axmed’ Siilanyo’ Gobolada Bari Dabayl Cafimaad Oo Codkarnimadiisi’ La’ Ya

Aqoonta nolosha :Is colaadinta Soomaalidu waa dhagridi ibliis ka .

Aqoonta nolosha :Is colaadinta Soomaalidu waa dhagridi ibliis ka . Qore :Idiris Makiinad Dooxajoog Ka salgaarida aqoonta nolosha xaqiiqdeedu waxay ku idishahay faraal

Posted in Articles | Comments Off on Aqoonta nolosha :Is colaadinta Soomaalidu waa dhagridi ibliis ka .

The current government that came to office in July 2010 scored milestone achievement in its five year in office which covers all sectors of human development that cannot be estimated in terms of value

This article is written on the occasion of the government rolled up five year term in office which attained successive achievements throughout the

Posted in Articles | Comments Off on The current government that came to office in July 2010 scored milestone achievement in its five year in office which covers all sectors of human development that cannot be estimated in terms of value

“Doorashada Waxa Dib u Dhigay Oo Yidhi Ma Qaban Karno Koomishanka Qaranka, Waayo….” La Taliyaha Madaxwaynaha Somaliland Ee Arrimaha Doorashooyinka

London (Somalilandtoday) – La Taliyaha Madaxweynaha Somaliland ee arrimaha doorashooyinka, Maxamed Ibraahim (Qabo) ayaa ka hadlay dib u dhaca doorashooyinka Madaxtooyada iyo Baarlamaanka

Posted in Focus, News | Comments Off on “Doorashada Waxa Dib u Dhigay Oo Yidhi Ma Qaban Karno Koomishanka Qaranka, Waayo….” La Taliyaha Madaxwaynaha Somaliland Ee Arrimaha Doorashooyinka

Kalamaanka Wargayska Somalilantoday Muxuu Ka Yidhi Socdaalka Madaxwaynaha Ee Ceerigaabo??

(SLT-Hargeysa)-Bogaadiye: Alleylehe, Madaxwayne Xaaji Axmed wuxuu kolna Sool ka soo laabo, kolna Gar-adag gaadho, kolba Burco seexdaba waakaa xalay gaadhay Magaaladii Ceerigaabo ee

Posted in Focus, News | Comments Off on Kalamaanka Wargayska Somalilantoday Muxuu Ka Yidhi Socdaalka Madaxwaynaha Ee Ceerigaabo??

Dadweynaha Gobolka Gabiley Oo Shalay Tukaday Salaad Roob-doon Ah Iyo Madaxwayne Ku Xigeenka Somaliland Oo Ka Dayriyey Abaarta Ka Jirta Dalka

Gabiley (Somalilandtoday) – Dadweynaha ku dhaqan degmooyinka Allaybaday, Gabilay iyo Wajaale ee gobolka Gabiley ayaa shalay iskugu soo baxay isla-markaana tukaday Salaad Roob-doon

Posted in Focus, News | Comments Off on Dadweynaha Gobolka Gabiley Oo Shalay Tukaday Salaad Roob-doon Ah Iyo Madaxwayne Ku Xigeenka Somaliland Oo Ka Dayriyey Abaarta Ka Jirta Dalka

Axmed Ismaaciil Samatar Walaalkii Oo Ka Rejo Dhigay Soomaaliya Iyo Aragtidiisa Dawladnimada Somaliland

Muqdisho (Somalilandtoday) – Prof. Cabdi Ismaaciil Samatar oo ka Hadlay Arrimo badan oo ku Aaddan Marxaladda dalka Soomaaluya marayo iyo waxa la filayo,

Posted in Focus, News | Comments Off on Axmed Ismaaciil Samatar Walaalkii Oo Ka Rejo Dhigay Soomaaliya Iyo Aragtidiisa Dawladnimada Somaliland

Wasaaradda Deegaanka Oo Dawladda Hoose Ee Burco Ku Wareejisay Mashruuc Qayb Ka Ah Maamul Daadejinta

Hargeysa (Somalilandtoday) – Wasaaradda Deegaanka Somaliland, ayaa dawladda hoose ee Burco si rasmi ah shalay ugu wareejisay barnaamij maaraynta khayraadka dabiiciga ah oo

Posted in Focus, News | Comments Off on Wasaaradda Deegaanka Oo Dawladda Hoose Ee Burco Ku Wareejisay Mashruuc Qayb Ka Ah Maamul Daadejinta

Madaxwaynaha Somaliland Oo Ka Waramay Waxqabadka Xukuumaddiisa, Dhaliilaha Mucaaradka Iyo Safarkiisa Gobollada

Ceel-afweyn (Somalilandtoday) – Madaxwaynaha Somaliland, Md Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) oo safar ku maraya gobollada bariga dalka ayaa ka hadlay horumarka balaadhan ee

Posted in Focus, News | Comments Off on Madaxwaynaha Somaliland Oo Ka Waramay Waxqabadka Xukuumaddiisa, Dhaliilaha Mucaaradka Iyo Safarkiisa Gobollada

Maamulka Puntland Oo Faahfaahiyey Ujeeddada Uu Uga Qayb-gali Waayay Shirka Hiigsiga Cusub Ee Muqdisho Ka Socda

Garoowe (Somalilandtoday) – Maamulka Puntland oo aan ka qayb-galin shir doraad ka Furmay Magaalada Muqdisho oo looga Hadlayay Hiigsiga 2016-ka ee Soomaaliya ayaa

Posted in Focus, News | Comments Off on Maamulka Puntland Oo Faahfaahiyey Ujeeddada Uu Uga Qayb-gali Waayay Shirka Hiigsiga Cusub Ee Muqdisho Ka Socda