Monthly Archives: July 2015

DAAWO: Maxaa Kala Qabsadey Badhasaabka Sanaag Iyo Reer Ceerigaabo

(SLT-Hargeysa) – Badhasaabka Gobolka Sanaag, Maxamuud Cabdi Falay ayaa fadeexad kala kulmay su’aal uu waydiiyey dadweynaha reer Ceerigaabo oo khudbad u jeedinayey Maanta,

Posted in Focus, News | Comments Off on DAAWO: Maxaa Kala Qabsadey Badhasaabka Sanaag Iyo Reer Ceerigaabo

DAAWO: Guddida DAWGA-CAD Oo Deeq Lacageed La Soo Gaadhsiiyey

(SLT-Hargeysa) – Guddida DAWGA-CAD ayaa la soo gaadhsiiyey qaadhaan lacageed, kaasi oo qurba-joogta reer Somaliland ee Sucuudigu ugu talo-galeen inay kaga qayb-taan dhismaha

Posted in Focus, News | Comments Off on DAAWO: Guddida DAWGA-CAD Oo Deeq Lacageed La Soo Gaadhsiiyey

“Axsaabtii Waa Isku Jiq Oo Wixii Lagu Heshiiyey Cid Fulisa Ayaa La La’yahay” DAAWO Sheekh Aaden Siiro

(SLT-Hargeysa) – Sheekh Aaden Xaaji Maxamuud Xiirey (Aaden Siiro) oo ka mid ah culimada waaweyn ee Somaliland ayaa ku taliyey in xal laga

Posted in Focus, News | Comments Off on “Axsaabtii Waa Isku Jiq Oo Wixii Lagu Heshiiyey Cid Fulisa Ayaa La La’yahay” DAAWO Sheekh Aaden Siiro

Safiirka Somaliland U Fadhiya Addis-ababa Oo Kulan La Yeeshay Wasiiru Dawlaha Arrimaha Debadda Itoobiya+Sawiro

(SLT-Addis-ababa) Safiirka Somaliland u fadhiya dalka Itoobiya Mud. Maxamuud aadan Jaamac Galaal, ayaa kulan ballaadhan la yeeshay Wasiiru dawlaha Dawladda Federaalka Itoobiya Mud. Barhana

Posted in Focus, News | Comments Off on Safiirka Somaliland U Fadhiya Addis-ababa Oo Kulan La Yeeshay Wasiiru Dawlaha Arrimaha Debadda Itoobiya+Sawiro

Buugga Tariikhdii Somalia 1960-1990 Wixii Dhacay Oo Uu Qoray Dr. Maxamed Rashiid Oo Bari Lagu Daah Furaaayo Jaamacada Soas Ee London.+Sawiro

(SLT-Lodon) Bugga Tariikhda Somalia wixii dhacay 1960-1990, oo uu qoray Siyaasiga ahna Saxafiga weyn Dr. Maxamed Rashiid oo hadda ah Wasiiru dawlaha Wasaaradda

Posted in Focus, News | Comments Off on Buugga Tariikhdii Somalia 1960-1990 Wixii Dhacay Oo Uu Qoray Dr. Maxamed Rashiid Oo Bari Lagu Daah Furaaayo Jaamacada Soas Ee London.+Sawiro

DAAWO:Madaxwaynaha Somaliland Oo Booqasho Ku Tagay Cisbitalka Iyo Jaamacada Ceerigaabo.

(SLT-Ceerigaabo)-Madaxwaynaha jamhuuriyada somaliland ayaa booqasho ku tagay cisbitaalka guud ee magaalada ceerigaabo,sidoo kalna waxa uu madaxwaynuhu ka qayb galay dufcadii koowaad ee ka

Posted in Focus, News | Comments Off on DAAWO:Madaxwaynaha Somaliland Oo Booqasho Ku Tagay Cisbitalka Iyo Jaamacada Ceerigaabo.

Yuhuudda Oo Nolosha Ku Gubay Wiil Yar Oo Falastiini Ah.

(SLT-Falastiin)-Ilmo yar oo 18-bilood jiray oo Falastiini ah ayaa lagu dilay weerar dab ah oo looga shakinsan yahay in ay ka dambeeyeen yuhuuda

Posted in Focus, News | Comments Off on Yuhuudda Oo Nolosha Ku Gubay Wiil Yar Oo Falastiini Ah.

Xildhibaan Cabdiraxmaan Dheere Oo Koomiishanka Qaranka Ku Eedeeyay Masuuliyada Muranka Doorashooyinka.

(SLT-Hargaysa) Xildhibaan Cabdiraxmaan Cismaan Caalin (Cabdiraxmaan Dheere) oo ka mid ah mudaneyaasha Golaha Wakiiladda Somaliland ayaa si adag u naqdiyay Koomishanka doorashooyinka Qaranka

Posted in Focus, News | Comments Off on Xildhibaan Cabdiraxmaan Dheere Oo Koomiishanka Qaranka Ku Eedeeyay Masuuliyada Muranka Doorashooyinka.

Maraykanka Oo Waddanka Masar Ku Caawinaaya Diyaaradaha F-16.

(SLT-Qahira) Dowlada Maraykanka ayaa geynaya 8 diyaaradaha dagaalka ee F-16 Block 52 labada maalmood ee soo socota sida lagu sheegay war ka soo

Posted in Focus, News | Comments Off on Maraykanka Oo Waddanka Masar Ku Caawinaaya Diyaaradaha F-16.

Bandhigga Caalamiga ah ee Buugaagta Hargeysa

Bandhigga Caalamiga ah ee Buugaagta Hargeysa oo siddeed jirsaday, wuxuu ka qabsoomi doonaa Hargeysa 1da ilaa 6da bisha Ogos 2015ka. Dalka sannadkan martida

Posted in Articles | Comments Off on Bandhigga Caalamiga ah ee Buugaagta Hargeysa