Monthly Archives: June 2015

Soomaliya: Madaxwaynihii Hore Ee Galmudug Oo Ka Hadlay Dibad Baxyada Ka Socda Deegaanada Puntland .

(SLT-Cadaado)-Madaxwaynihii Hore Ee maamul goboleedka soomaliya ee galmudug ahna Musharaxa Madaxtinimada Maamulkaasi Cabdi Xasan Cawaale Qaybdiid, ayaa wuxuu ka hadlay dibadbaxyada maalmahan ka

Posted in Focus, News | Comments Off on Soomaliya: Madaxwaynihii Hore Ee Galmudug Oo Ka Hadlay Dibad Baxyada Ka Socda Deegaanada Puntland .

XISBIYADA MURAACIDKA CAY IYO QABYAALAD U DAAA DAWLADANA HORUMAR IYO HANAAN SIYAASADEED U DAA … QORMO XIISO BADAN.

Hadaad u fiirsato ama aad tagto goobaha falaqaynta siyaasada iyo fadhi ku dirirka ee bulshada rayidka ahi isku waydaarsato afkaaraha kala duwanaanshaha siyaasada

Posted in Articles | Comments Off on XISBIYADA MURAACIDKA CAY IYO QABYAALAD U DAAA DAWLADANA HORUMAR IYO HANAAN SIYAASADEED U DAA … QORMO XIISO BADAN.

Ninkii U Hanwayn Hogaanka Dalkaw Hankaagu Ha Dhaafo Reer Hebel.!

Tartanka xorta ah ee xalaasha ah ee ka jira gudaha dalka Somaliland ee ay ku tartamaan xisbiyada siyaasada ee sadexda ah kulmiye, ucid

Posted in Articles | Comments Off on Ninkii U Hanwayn Hogaanka Dalkaw Hankaagu Ha Dhaafo Reer Hebel.!

Mucaaridku Gudcur Bay Gudayaan Waxaanay Kala Garan Waayeen Qaranimadii Iyo Qabyaaladii…!!

Ayaan daro ka weyni ma jirto aafo ka xunina ma jirto xisbiyada mucaaradkaa ee maanta dalkeena Somaliland ka jira, waxay u durbaan tubeen

Posted in Articles | Comments Off on Mucaaridku Gudcur Bay Gudayaan Waxaanay Kala Garan Waayeen Qaranimadii Iyo Qabyaaladii…!!

Wasiir Xirsi Waa Siyaasi Bislaaday Oo Aragti Dheer.

Hore ayaa loo yidhi ( gu,gii kuu kordhaa haduu gabow moyee ku tarin garaad ogay ma gudbaad tahee) waxaan uga socdaa siyaasada bislaaday

Posted in Articles | Comments Off on Wasiir Xirsi Waa Siyaasi Bislaaday Oo Aragti Dheer.

Talooyinka uu wasiir xirsi u oo jeediyey siyaasiyiinta mucaaridka waa mid dhaxal gala

Mudooyinkii u danbeeyey waxaa inaga soo badanayey canbaarayno aan sal iyo raad toona lahayn oo ay caadaysteen qaar kamida siyaasiyiinta sheega inay han

Posted in Articles | Comments Off on Talooyinka uu wasiir xirsi u oo jeediyey siyaasiyiinta mucaaridka waa mid dhaxal gala

DAAWO: Guddomiyaha UCID Oo ka Hadlay Bayaankii Ay Sida Wada Jirka Ah U Soo Saareen Xukuumada & Xisbiga Kulmiye.

(SLT-Hargaysa)-Guddoomiyaha  Xisbiga Mucaaridka Ah ee UCID Eng: faysal cali waraabe oo  maanta shir jaraaid ku qabtay xafiiskiisa waxa uu kaga hadlay warmurtiyeedkii ay

Posted in Focus, News | Comments Off on DAAWO: Guddomiyaha UCID Oo ka Hadlay Bayaankii Ay Sida Wada Jirka Ah U Soo Saareen Xukuumada & Xisbiga Kulmiye.

DAAWO: “Heshiis Ay Xukuumaddu Ka Baxday Majiro Xisbiyada Mucaaridka Ahina…” Madaxweyne Ku-xigeenka Somaliland.

(SLT-Hargaysa) Madaxweyne ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland, Mud. Cabdiraxmaan Cabdillaahi Ismaciil (Saylici) ayaa sheegay in aanay jirin Heshiis ay ka baxday Xukuumaddu oo ku aadan

Posted in Focus, News | Comments Off on DAAWO: “Heshiis Ay Xukuumaddu Ka Baxday Majiro Xisbiyada Mucaaridka Ahina…” Madaxweyne Ku-xigeenka Somaliland.

DAAWO: “Ninka Yidhaahda Qaran Majiro Ballaan Waxaan Ku Qaadaynaa In Aanu Isagu Jiri Doonin”. Wasiir Warancadde

(SLT-Hargaysa) Xukuumadda Somaliland, ayaa si adag uga hadashay shakhsiyaad ay ku tilmaameen inay ka soo gudbeen xadkii loogu tallo galay, Shir jaraa’id oo

Posted in Focus, News | Comments Off on DAAWO: “Ninka Yidhaahda Qaran Majiro Ballaan Waxaan Ku Qaadaynaa In Aanu Isagu Jiri Doonin”. Wasiir Warancadde

Mucaaridka Somaliland Gudcur Bay Gudayaan Waxay Kal Garan La Yihiin Qaranimadii Iyo Qabyaaladi.

Ayaan daro ka weyni ma jirto aafo ka xunina ma jirto xisbiyada mucaaradkaa ee maanta dalkeena Somaliland ka jira, waxay u durbaan tubeen

Posted in Articles, Focus | Comments Off on Mucaaridka Somaliland Gudcur Bay Gudayaan Waxay Kal Garan La Yihiin Qaranimadii Iyo Qabyaaladi.