Monthly Archives: June 2015

Wasiirka Ganacsiga Oo Daah-furey Barnaamij Shirkadda KIMS Ku Malgelinayso Ganacsiyada da’yarta

(SLT-Hargeysa) – Shirkadda maalgelinta ganacsiyada ee la yidhaa KIMS (Kaah Islamic Microfinance Service), ayaa bilowday barmaamij cusub oo qayb ka ah mashaariicdeeda oo

Posted in Focus, News | Comments Off on Wasiirka Ganacsiga Oo Daah-furey Barnaamij Shirkadda KIMS Ku Malgelinayso Ganacsiyada da’yarta

Indonisia: Diyaarad Burburtay Iyo Khasaaraha Ka Dhashay + Sawirro

(SLT-Indonisia) -Ugu 37 ruux ayaa ku geeriyooday diyaarad xamuul oo kuwa milateriga ah oo ku bur burtay goob deegaan oo ka tirsan magaalada

Posted in Focus, News | Comments Off on Indonisia: Diyaarad Burburtay Iyo Khasaaraha Ka Dhashay + Sawirro

Madaxwaynaha Somaliland Oo Caawa Wasiir Ku Xigeen Cusub U Magacaabay W. Arrimaha Dibadda, Ku Xigeenkii Horena U Beddelay Xidhiidhka Golayaasha Qaranka

(SLT-Hargeysa) – Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), Madaxweynaha Somaliland ayaa caawa Wasiir ku xigeen cusub u Magacaabay Wasaaradda Arrimaha dibadda iyo iskaashiga caalamiga ah,

Posted in Focus, News | Comments Off on Madaxwaynaha Somaliland Oo Caawa Wasiir Ku Xigeen Cusub U Magacaabay W. Arrimaha Dibadda, Ku Xigeenkii Horena U Beddelay Xidhiidhka Golayaasha Qaranka

Dawladda Somaliland Oo Sheegtay Inay Bisha Ramadaan Ka Dib Wada Hadallo La Fureyso Kooxda La Baxday Khaatumo.

(SLT-Hargaysa) Xukuumadda Somaliland ayaa sheegtay inay wada hadal toos ah la galayaan dhammaadka bisha ramadaan kooxda Khaatumo ee ka dhisan bariga Somaliland.Guddoomiye ku

Posted in Advertise, Focus, News | Comments Off on Dawladda Somaliland Oo Sheegtay Inay Bisha Ramadaan Ka Dib Wada Hadallo La Fureyso Kooxda La Baxday Khaatumo.

Waa Kuma Baashe Cawil: Safiirka Loo Magacaabay Imaaraadka ?

(SLT-Hargaysa)Safiirka cusub ee Madaxweynaha Somaliland u magacaabay dalka isutaga Imaraadka Carabta, ayaa ah Baashe Cawil Xaji Cumar oo ah muwaadin Somalilander ah, wuxuu

Posted in English, Focus, News | Comments Off on Waa Kuma Baashe Cawil: Safiirka Loo Magacaabay Imaaraadka ?

Madaxweynaha Somaliland Oo U Hibeeyay Had-yado Uu Gaadhi Ku Jiro Xufaadi Ku Guulaysatay Kaalmaha Koobaad Ilaa Kaalinta Afraad.+Sawiro

(SLT-Hargaysa)Madaxweynaha Qaranka Somaliland Mudane Axmed Maxamed Silaanyo waxa uu maanta Abaalmarino kala duwan gudoonsiiyey Ardaydii ku guulaysatay Tartanka Qur”aanka kariimka ah ee ka

Posted in Focus, News | Comments Off on Madaxweynaha Somaliland Oo U Hibeeyay Had-yado Uu Gaadhi Ku Jiro Xufaadi Ku Guulaysatay Kaalmaha Koobaad Ilaa Kaalinta Afraad.+Sawiro

Beenaale Markhaatigiisu Fogeeyaaye Xukuumadda Madaxweyne Silaanyo Waa Midi Wax Qabadka. By: Axmed Naasir

Sida ay diinteenu ina farayso beentu way shay xaaraan ah oo aan ka suuroobin qof muslin ah. Hadaba iyada oo ay sidaa tahay muskhilada

Posted in Articles, Focus | Comments Off on Beenaale Markhaatigiisu Fogeeyaaye Xukuumadda Madaxweyne Silaanyo Waa Midi Wax Qabadka. By: Axmed Naasir

Qarankan 24 jirsaday Uma Baahna Siyaasi Saaqiday

Somaliland maanta waa 24 jirsatay qori isu dhiibkeeduna wuxuu marayaa 4 Madaxweyne, waxay haysataa cudud ciidan , calan qiimo leh, lacag wacan, ciid

Posted in Articles | Comments Off on Qarankan 24 jirsaday Uma Baahna Siyaasi Saaqiday

Madaxweyne Axmed Silaanyo Oo Magacaabay Safiirada Somaliland U Fadhiyi Doona Dalalka Imaraadka Carabta Iyo Shiinaha.

(SLT-Hargaysa) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mud. Axmed Maxamed Maxamuud (Silaanyo) ayaa magacaabay Safiiradadalka Somaliland u fadhiyi doona dalalka Shiinaha iyo Imaraadka Carabta, sidaana waxa

Posted in Focus, News | Comments Off on Madaxweyne Axmed Silaanyo Oo Magacaabay Safiirada Somaliland U Fadhiyi Doona Dalalka Imaraadka Carabta Iyo Shiinaha.

Wasiir Xirsi Halyey Sida Cadceeda Uga Soo Dhexbaxay Siyaasiyiinta Somaliland.

Wasiirka Madaxtooyada Somaliland Xirsi Cali Xaaji Xasan ayaa ah masuul dhalinyaro ah islamarkaana leh karti shaqo wanaag, waa masuul ilaahay ku manaystay diin,

Posted in Articles | Comments Off on Wasiir Xirsi Halyey Sida Cadceeda Uga Soo Dhexbaxay Siyaasiyiinta Somaliland.