Monthly Archives: May 2015

Hanbalyo Marwada Kadaxweynaha Somaliland, Aamina Waris.

Salamu calaykum, dhaman waxna ka salamaya shaqaalaha Hadhwanaagnews ee had iyo jeerba u helin sida ay dadka u gadhi lahayeen hadba wixi jira

Posted in Articles | Comments Off on Hanbalyo Marwada Kadaxweynaha Somaliland, Aamina Waris.

Madaxwaynaha Burundi Oo Aan Ka Qayb Galayn Kulanka Madaxda Afrika .

(SLTBurundi)-Madaxweynaha Burundi Pierre Nkurunziza ayaa la sheegay in aanu ka qeyb geli doonin kullanka madaxda Afrika ay ku yeelanayaan dalka Tanzania ee ay

Posted in Focus, News | Comments Off on Madaxwaynaha Burundi Oo Aan Ka Qayb Galayn Kulanka Madaxda Afrika .

Heshiiska Saddexda Xisbi Galeen Ma Sharciba Mise Waa Sharci Daro.

Waxaa Todobaadyadanba dhega shacabka aad iyo aad ugu faro batay muddo kordhinta Golaha guurtidu ay samaysay oo ay cayimeen muddada ugu haboon ee

Posted in Articles | Comments Off on Heshiiska Saddexda Xisbi Galeen Ma Sharciba Mise Waa Sharci Daro.

Madaxweynaha Somaliland Oo Booqday Kaamamka Barakacaaysha Xaqootinga Yemen.+Sawiro

(SLT-Berbera)Madaxweynaha Somaliland Mudane Axmed Maxamed Silaanyo oo ku sugan magaalo madaxda Gobolka Saaxil ee Berbera ayaa saaka boqasho ugu tegay Kaamamka Barakacayaasha Yemen

Posted in Focus, News | Comments Off on Madaxweynaha Somaliland Oo Booqday Kaamamka Barakacaaysha Xaqootinga Yemen.+Sawiro

Kooxda Somaliland Oo Ka Badisay Kooxda Nigeria Ciyaar Ka Tirsanayd Koobka Bulshooyinka Afrika Ee Ingiriiska Ku Nool + SAWIRRO.

(SLT-London)-Waxaa shalay  dalka Ingiriiska ka bilawday koobka sanadlaha ah ee loo yaqanaan African Nations Cup UK Cummuninty kaas oo ay ku tayamayaan 20

Posted in Focus, News | Comments Off on Kooxda Somaliland Oo Ka Badisay Kooxda Nigeria Ciyaar Ka Tirsanayd Koobka Bulshooyinka Afrika Ee Ingiriiska Ku Nool + SAWIRRO.

SLT SPORTS: Barcelona Oo Koobkii Labaad Ku Guulaysatay Hal Xilli Ciyaareed Gudihii. SAWIRRO.

(SLT-Barcelona)-Barcelona ayaa ku guulaysatay koobka Copa Del Rey kadib markii ay Camp Nou ku garaacday kooxda Athletic Bilabo oo ay finalka koobkan wada

Posted in Focus, News | Comments Off on SLT SPORTS: Barcelona Oo Koobkii Labaad Ku Guulaysatay Hal Xilli Ciyaareed Gudihii. SAWIRRO.

Wiil 11 Jir Ah Oo Qaatay 3 Shahaado Oo Heer Jaamacadeed Ah

(SLT-Maraykanka)-Carruurta u dhashay dalka Maraykanka, ayaa inta badan sii dhammaysta fasalka 5aad ee dugsiga hoose-dhexe marka ay ku jiraan da’da 5 jirka, laakiin

Posted in Focus, News | Comments Off on Wiil 11 Jir Ah Oo Qaatay 3 Shahaado Oo Heer Jaamacadeed Ah

Kala Badh Bulshada Caalamka ku Nool Waxay Isticmaali Doonaan Internetka Marka ay Gaadho Dhammaanka 2015ka

(SLT-Hargeysa)-Muddo haatan laga joogo 15 sanno, waxa dadka internetka isticmaala ee adduunku ahaayeen 400 milyan sida ay baahiyeen shirkadaha qiimeeya isticmaalka internetku hadba

Posted in Focus, News | Comments Off on Kala Badh Bulshada Caalamka ku Nool Waxay Isticmaali Doonaan Internetka Marka ay Gaadho Dhammaanka 2015ka

Ciidamadda Ilaalada Xeebaha Talyaniga Oo Maalin Qudha Badbaadiyay 3,300 Oo Qof.

(SLT-Roma)Ciidamada Ilaalada Xeebaha ee dalka Talyaaniga ayaa maalintii shalay oo jimco aheyd kaliya soo bad baadiyay ilaa 3,300 oo muhaajiriin ah, kuwaasoo ka

Posted in Focus, News | Comments Off on Ciidamadda Ilaalada Xeebaha Talyaniga Oo Maalin Qudha Badbaadiyay 3,300 Oo Qof.

Maraykanka Oo Liiska Madaw Ka Saaray Dalka Cuba.

(SLT-Washigton)-Dowlada Mareykanka ayaa dalka Cuba Jimcihii ka saarey liiska dalalka ay cunaqabateyntu saarnayd, dalkan oo kamid ahaa wadamada Mareykanku uu ku eedeyo inay

Posted in Focus, News | Comments Off on Maraykanka Oo Liiska Madaw Ka Saaray Dalka Cuba.