Monthly Archives: May 2015

Ubaxii Abaarsaday..! W/Q: Mohamed Hassan Daacad

Magaciisu waa Siyaad, waa arday hadda uun dhameeyay Dugsigii sare,waxa uu ku gudo jiraa qal-qaalinta bilaabibadda waxbarasho heer Jaamacaddeed ah iyo baadi goobidda

Posted in Articles | Comments Off on Ubaxii Abaarsaday..! W/Q: Mohamed Hassan Daacad

DAAWO: Somaliland Oo Kubad Kaga Badisay Nigeria Iyo Kenya

(SLT-London) – Xulka Somaliland uga qayb-galaya koobka kubadda Cagta ee xulalka Qaaradda Afrika ee Qurba-joogga ah ayaa guul ka soo hooyay labadii Ciyaarood

Posted in Focus, News | Comments Off on DAAWO: Somaliland Oo Kubad Kaga Badisay Nigeria Iyo Kenya

Dahabshiil Oo Si Rasmi Ah U Hirgelisay Isticmaalka Shillinka Somaliland Ee Adeegga E-DAHAB

(SLT-Hargeysa) – Shirkadda Dahabshiil ayaa si rasmi ah u hirgelisay in shillinka Somaliland lagu isticmaalo adeeggeeda e-DAHAB ee lacagta elekrooniga ah telefoonnada gacanta

Posted in Focus, News | Comments Off on Dahabshiil Oo Si Rasmi Ah U Hirgelisay Isticmaalka Shillinka Somaliland Ee Adeegga E-DAHAB

DAAWO: Somaliland Oo Raali-gelin Ka Bixisay Go’aankii Loogu Joojiyey Qoxootiga Soomaalida

(SLT-Berbera) – Wasiirka Warfaafinta Somaliland, Cabdillaaahi Maxamed Daahir (Cukuse) oo shirjaraa’id ku qabtay Berbera ayaa sheegay in sababta keentay hakadkii ku yimid dadkii

Posted in Focus, News | Comments Off on DAAWO: Somaliland Oo Raali-gelin Ka Bixisay Go’aankii Loogu Joojiyey Qoxootiga Soomaalida

Sigaarka Ma Daamur baa Ku Jira (Ogow Runta)

(SLT-Hargeysa) – Maalinta joojinta cabbista Sigaarka ayaa waxa adduunka oo dhan laga xusaa 31-ka bisha May, waxaana taasi looga jeedaa in 24-ka saacadood

Posted in Focus, News | Comments Off on Sigaarka Ma Daamur baa Ku Jira (Ogow Runta)

DAAWO: Marwada Koowaad Ee Somaliland Oo Lala Yeeshay Wareysi Xiiso Badan

(SLT-Hargeysa) – Aamina Xaaji Maxamuud (Aamina-weris), Marwada Madaxweynaha Somaliland ayaa Telefiishanka Madaxa-banaan ee HCTV uu la yeeshay Wareysi xiiso badan, kaasi oo ay

Posted in Focus, News | Comments Off on DAAWO: Marwada Koowaad Ee Somaliland Oo Lala Yeeshay Wareysi Xiiso Badan

DAAWO: Wasiirka Warfaafinta Oo Jawaab Mugweyn Ka Bixiyay Hadaladii Masuuliyiinta Somalia Ee Ku Aadana Qaxoontoga Yemen.

(SLT-Berbera) – Wasiirka Warfaafinta Somalilamd, Mud. Cabdillaahi Maxmed Daahir (Cukuse) ayaa jawaab Dhammaystiran ka bixiyay hadalo is dabo joog aha oo Ka soo

Posted in Focus, News | Comments Off on DAAWO: Wasiirka Warfaafinta Oo Jawaab Mugweyn Ka Bixiyay Hadaladii Masuuliyiinta Somalia Ee Ku Aadana Qaxoontoga Yemen.

DAAWO: Qaabkii Naxariistu Ka Muuqatay Ee Madaxweynaha Somaliland U Booqday Dadka Qaxoontiga Yemen Ka Soo Qaxay.

(SLT-Hargaysa) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mud. Axmed Maxamed Maxamuud (Silaanyo) ayaa booqasho ku tagay Kaamamka Barakacayaasha ka soo qaxay Dagaalka Yemen. Madaxweyne Axmed Silaanyo

Posted in Focus, News | Comments Off on DAAWO: Qaabkii Naxariistu Ka Muuqatay Ee Madaxweynaha Somaliland U Booqday Dadka Qaxoontiga Yemen Ka Soo Qaxay.

Kenya Oo Fal Waxashnimo Ah Ku Tilmaantay Shirqoolkii Ex-Xildhibaan Yuusuf Dirir

(SLTNairobi)- Afhayeenka Wasaarda Arimaha Dibada Dalka Kenya Md Axmed Xaashi Dhinbiil Oo Kamida Ehelka Iyo Faamilga Xildhibaankii Dhawaan Lagu Dilaya Magalda Muqdisho Ilaahay

Posted in Focus, News | Comments Off on Kenya Oo Fal Waxashnimo Ah Ku Tilmaantay Shirqoolkii Ex-Xildhibaan Yuusuf Dirir

Labada Xisbi Ee Mucaaridka Somaliland Oo Si Kulul Uga Hadlay Dooda Guurtida Iyo KULMIYE Oo Ka Maquurtay.

(SLT-Hargaysa) Xisbiyada Mucaaradka Somaliland, ayaa ganafka ku dhuftay isla markaana xaalad-abuur meel-ka-dhac ku ah sharciga dalka iyo heshiiska lagu xalliyey khilaafkii siyaasadeed ee

Posted in Focus, News | Comments Off on Labada Xisbi Ee Mucaaridka Somaliland Oo Si Kulul Uga Hadlay Dooda Guurtida Iyo KULMIYE Oo Ka Maquurtay.