Monthly Archives: April 2015

Guddoomiyaha Xisbiga WADNI Oo Dalka Ku Soo Laabtay Laguna So Dhaweeyay Caasimadda Hargaysa.+Sawiro

(SLT-Hargaysa)-Gudoomiyaha Golaha Wakiiladda ahna gudoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee WADDANI, Md. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro),ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay ka dib

Posted in Focus, News | Comments Off on Guddoomiyaha Xisbiga WADNI Oo Dalka Ku Soo Laabtay Laguna So Dhaweeyay Caasimadda Hargaysa.+Sawiro

Maxkamad Ku Taala Dalka Pakistan Oo Xabsi Daa’in Ku Xukuntay Raggii Toogtay Gabadha Malala.

(SLT-Isalamabaad)-maxakamad ku taala dalka Pakistan ayaa maanta xukun ku riday 10 nin oo lagu helay in ay toogteen Malala Yousafzai oo ahayd gabadh

Posted in Focus, News | Comments Off on Maxkamad Ku Taala Dalka Pakistan Oo Xabsi Daa’in Ku Xukuntay Raggii Toogtay Gabadha Malala.

Shilgaadhi Oo Ka Dhacay Duleedka Hargaysa Oo Sababay Dhimashada Sarkaal U Duashay Dalka Spain Iyo Muwadiniin Rer Somaliland Ka Soo Jeeda.

(SLT-Hargaysa)Ugu yaraan laba qof ayaa ku dhintay Shil Gaadhi oo ka dhacay duleedka Caasimadda Hargeysa, kuwaasoo u kala dhashay dalalka Somaliland iyo Spain

Posted in Focus, News | Comments Off on Shilgaadhi Oo Ka Dhacay Duleedka Hargaysa Oo Sababay Dhimashada Sarkaal U Duashay Dalka Spain Iyo Muwadiniin Rer Somaliland Ka Soo Jeeda.

Nuxurka Shir Maanta Xasan Sheekh Maxamuud Ka Furay Magaaladda Garowe

(SLT-Hargaysa)-Madaxweynaha Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta si rasmi ah magaalada Garoowe ee xarunta Maamul Goboleedka Puntland uga furey shirkii labaad ee

Posted in Focus, News | Comments Off on Nuxurka Shir Maanta Xasan Sheekh Maxamuud Ka Furay Magaaladda Garowe

Guddida Dhismaha Waddada Cad Oo Shahaadooyin Ku Abaal Mariyay Jaaliyadaha Reer Somaliland Ee Qadar , Maraykanka Iyo Hay’adda Human Concern International (HCI)

(SLT-Hargaysa)-Guddida Dhismaha Waddada Cad ayaa Shahaadooyin ku abaal marisay Jaaliyadaha Beelaha Ciidagale ee Qadar , Maraykanka , iyo Hay’adda Human Concern International (HCI)

Posted in Focus, News | Comments Off on Guddida Dhismaha Waddada Cad Oo Shahaadooyin Ku Abaal Mariyay Jaaliyadaha Reer Somaliland Ee Qadar , Maraykanka Iyo Hay’adda Human Concern International (HCI)

Gobolada Awdal,Salal Iyo Gabiley Beelaha Degaa Ee Maxamedcase Iyo Habarcafaan Boqolkiiba 99 Waxay Taageersanyihiin Qarannimada Somaliland By Maxamed Muuse (Jeex) .

Intii xukumada kulmiye ay timiday ee talada dalka qabatay waxaa soo baxaayay dad aad u tirayar oo sheeganaaya inay macaarad ku yihiin somaliland

Posted in Articles | Comments Off on Gobolada Awdal,Salal Iyo Gabiley Beelaha Degaa Ee Maxamedcase Iyo Habarcafaan Boqolkiiba 99 Waxay Taageersanyihiin Qarannimada Somaliland By Maxamed Muuse (Jeex) .

Ilka-caddaynta iyo Nolosha

Waa calaamad muujineysa in Qofku diyaar u yahay hadal iyo saaxiibtinimo,Waa Wax Qofka sadaqo u ah oo uu kala hortago Bulshada uu ku

Posted in Articles | Comments Off on Ilka-caddaynta iyo Nolosha

Faallo: Dhibta aan lagu dhiiran.

Arraarasho. Qaar baa yidhi waa So’ maal Dar baa yidhi waa Sacmaal Dar baa yidhi waa Samaale Darbaa weedha u sinsaaray Halaha soo

Posted in Articles | Comments Off on Faallo: Dhibta aan lagu dhiiran.

“Kuwa Ku Qaylinya Beesha Caalamka Ayaa Sidan Tidhi Waxaan Leeyahay Maskaxda Ayaa la Idinka Adoonsadaaye Toosa..” Jaamac Shabeel

(SLT-Hargeysa)-Guddoomiyaha Golaha Dhexe ee Xisbiga tallada haya ee KULMIYE Jaamac Ismaaciil Cigge (Jaamac-shabeel) ayaa sheegay in Golaha Guurtidu awood dastuuriya u leeyihiin inay

Posted in Focus, News | Comments Off on “Kuwa Ku Qaylinya Beesha Caalamka Ayaa Sidan Tidhi Waxaan Leeyahay Maskaxda Ayaa la Idinka Adoonsadaaye Toosa..” Jaamac Shabeel

Magaalada Baydhabo Ee Dalka Somalia Oo Xalay Lagu Dilay Wariye Iyo Xaaskiisii

(SLT-Baydhabo)-Kooxo Hubaysan, ayaa Habeenkii xalay Aqalkiisa ugu soo daatay, isla-markaana Toogasho ku dilay Wariye Daa’ud Cali Cumar oo kamid ahaa Wariyayaasha ugu caansan

Posted in Focus, News | Comments Off on Magaalada Baydhabo Ee Dalka Somalia Oo Xalay Lagu Dilay Wariye Iyo Xaaskiisii