Monthly Archives: April 2015

Madaxweynaha Somaliland Oo Caawa Beddelay Maareeyihii Telefiishanka Qaranka (SLNTV)

(SLT-Hargeysa) – Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), Madaxweynaha Somaliland , ayaa Caawa xilkii ka qaadey Maareeyihii Telefiishanka Qaranka, Khadar Cali Gaas, waxaanu ku beddelay

Posted in Focus, News | Comments Off on Madaxweynaha Somaliland Oo Caawa Beddelay Maareeyihii Telefiishanka Qaranka (SLNTV)

DAAWO: Waxgaradka Taleex Oo Ka Mahad Naqay Dhex-dhexaadinta Dawladda Somaliland Ku Dhexgashay Beelihi Dagaalamay.

(SLT-Taleex) Waxgaradka Xarunta Gobolka Xaysimo ee Taleex, ayaa ka mahad naqay dhex-dhexaadintii Xukuumadda Jamhuuriyadda Somaliland ku dhexgashay beelihii walaalaha ahaa ee ku dagaalamay

Posted in Focus, News | Comments Off on DAAWO: Waxgaradka Taleex Oo Ka Mahad Naqay Dhex-dhexaadinta Dawladda Somaliland Ku Dhexgashay Beelihi Dagaalamay.

Guddoomiye Cirro Oo Weeraray Saxafadda Kuna Calaacalay Inay Beegsadeen.

(SLT-Hargaysa) Guddoomiyaha Xisbiga WADANI, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro) oo maanta dalka dib ugu soo laabtay kadib safar su’aalo badani ka dhasheen kalina uu

Posted in Focus, News | Comments Off on Guddoomiye Cirro Oo Weeraray Saxafadda Kuna Calaacalay Inay Beegsadeen.

Guddoomiye Ku-xigeenka Xisbiga WADANI Oo Wasiirka Duulista Hawada Ku Eedeeyay Inuu Garoonka U Diiday.

(SLT-Hargaysa) Guddoomiye Ku-xigeenka koobaad ee Xisbiga WADANI, Mud. Axmed Muumin Seed oo Saxaafadda maanta kula hadlaayay afafka hore ee Garoonka Diyaaraha Hargaysa, ayaa

Posted in Focus, News | Comments Off on Guddoomiye Ku-xigeenka Xisbiga WADANI Oo Wasiirka Duulista Hawada Ku Eedeeyay Inuu Garoonka U Diiday.

DAAWO: Ugaaska Guud Ee Beesha Arab Oo Dalka Lagu Soo Dhaweeyay.

(SLT-Hargaysa) Ugaaska guud ee Beesha Arab, oo dalka ku soo laabtay ayaa lagu soo dhaweeyay Garoonka diyaaraha ee Magaalada Hargaysa. Ugaaska oo ka

Posted in Focus, News | Comments Off on DAAWO: Ugaaska Guud Ee Beesha Arab Oo Dalka Lagu Soo Dhaweeyay.

“Haddii Lacag Finland Laga Qaadayo Qolada UCID Ayaa Bari Hore Qaadan Lahayd”. Guddoomiye Cirro

(SLT-Hargaysa) Guddoomiyaha Xisbiga WADANI, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro) ayaa si dadban ugu ganay Madaxda Xisbiga UCID, weedho mujinaaya inay caan ku yihiin qaadashada

Posted in English, Focus, News | Comments Off on “Haddii Lacag Finland Laga Qaadayo Qolada UCID Ayaa Bari Hore Qaadan Lahayd”. Guddoomiye Cirro

intay taanadooda ku tahriibayaan, Miyaan tukaano ku furtaan,yaase damaadnad qaadaya inu ka badbaado arrimahan.w/Q maxamed cabdiqaadir colhaye

qalinka aan ula jarmaadoo su,aaasha ah,? Intay taanadooda ku tahriibayaan miyay tukaanoo ku furtaan, oo ay daba taalo su,aalo badan oo halkan aan

Posted in Articles | Comments Off on intay taanadooda ku tahriibayaan, Miyaan tukaano ku furtaan,yaase damaadnad qaadaya inu ka badbaado arrimahan.w/Q maxamed cabdiqaadir colhaye

Ubadkeena Iyo Farsamada Casriga Ah Khatarteeda!

Marka ugu horeysa waa in aynu fahanaa sideedaba maxaa aan ula jeednaa farsamada casriga oo Afafka qalaad qaar ka mida lagu yidhaah New

Posted in Articles | Comments Off on Ubadkeena Iyo Farsamada Casriga Ah Khatarteeda!

Mucaarid iyo Muxaafidba Qaranka Hala Dhawro Mohamed Ibrahim Ismail (ABAALE)

Sida sharciga ah qabsoonida dorashada waxa cayimikara Komishanaka dorashooyinka qaranka iyagaa go’aaminaaya wakhtiga ay dhacayso dorashadu wayna so sareen wakhtigii ay qaban lahaayeen

Posted in Articles | Comments Off on Mucaarid iyo Muxaafidba Qaranka Hala Dhawro Mohamed Ibrahim Ismail (ABAALE)

Wasiirka Arrimaha Debadda Maxamed Biixi Yoonis Oo Jaaliyada Dalka Norway La Yeeshay Kulan Aan Loo Kala Hadhin.+Sawiro

(SLT-Oslo) Wasiirka arrimaha debadda Somaliland, Maxamed Biixi Yoonis ayaa kulan kulmiyay dhammaan jaaliyada Somaliland ee dalka Norway wuxuu kula yeeshay Magaaladda Oslo ee

Posted in Focus, News | Comments Off on Wasiirka Arrimaha Debadda Maxamed Biixi Yoonis Oo Jaaliyada Dalka Norway La Yeeshay Kulan Aan Loo Kala Hadhin.+Sawiro