Monthly Archives: March 2015

DAAWO: Safiir Ku Xigeenka Wadanka Inkiriiska u Fadhida Itoobiya Oo Kulan La Yeelatay Golaha Guurtida.

(SLT-Hargeysa) – Safiir kuxigeenka Wadanka in giriiska u fadhida wadanka Itoobiya iyo wafti ay hogaaminaysay oo dalka ku sugan ayaa waxa ay la

Posted in Focus, News | Comments Off on DAAWO: Safiir Ku Xigeenka Wadanka Inkiriiska u Fadhida Itoobiya Oo Kulan La Yeelatay Golaha Guurtida.

Madaxweynaha Somaliland Oo Kulan La Qaatay Safiirka Ingiriiska U Fadhiya Addiis Ababa Iyo Wafti Ka Socda Midowga Yurub. +Sawiro

(SLT-Hargaysa)-Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Silaanyo waxa uu Xafiiskiisa ku qaabilay wefti balaadhan oo isugu jira Safaarada Ingiriisku ku leeyahay Dalka Ethiopia

Posted in Focus, News | Comments Off on Madaxweynaha Somaliland Oo Kulan La Qaatay Safiirka Ingiriiska U Fadhiya Addiis Ababa Iyo Wafti Ka Socda Midowga Yurub. +Sawiro

Qormooyinka Ganacsiga: Ilaalinta iyo daryeelka macmiilku waa horumarka ganacsi kasta BY: Farhan Mohamed Sultan (Rakad) Hordhaca 1aad:

Qormooyinka Ganacsiga: Ilaalinta iyo daryeelka macmiilku waa horumarka ganacsi kasta BY: Farhan Mohamed Sultan (Rakad) Hordhaca 1aad: Qormooyinkani Waxa ay noqon doonaan qormooyin

Posted in Articles | Comments Off on Qormooyinka Ganacsiga: Ilaalinta iyo daryeelka macmiilku waa horumarka ganacsi kasta BY: Farhan Mohamed Sultan (Rakad) Hordhaca 1aad:

UrurkaHorumarintaDhalinyaradaAllaybaday(UHDA)

UrurkaHorumarintaDhalinyaradaAllaybaday(UHDA) OoSooBaaq Ay Ku TaageersanYihiinCida Loo MagaacaabayoGudoomiyenimadaDegmadaAllaybaday. Anagoo ah ururweynahadhalinyaradadegmadaallaybadayoomagiciisa loo soogaabiyayUHDAwaxaanhalkankacadaynaynaa mar haddii la badalayogudoomiyihiihoreeeallaybadaykaysemeegaar in degmadaaan loo keeninqofaanmasuuliyadiyoxilaanqaadikaraynooaanlagagatashandadkakunooldegmada. Waxaamaalmodhaweyd la isladhexmarayay

Posted in Articles | Comments Off on UrurkaHorumarintaDhalinyaradaAllaybaday(UHDA)

Saameynta Dagaalada Yemen Ee Somaliland!

Waxay ahayd uun markii dhawaan uun ay ka hureen xasarado qulqulatooyin dagaalo ah wadanka aynu jaarka nahay ee yemen , sidaad akhriste intii

Posted in Articles | Comments Off on Saameynta Dagaalada Yemen Ee Somaliland!

Madaxwayne Ku Xigeenka Somaliland Oo Lagu Soo Dhaweeyay Magaaladda Minneapolis Ee Cariga Marykanka.

(SLT-Minneapolis) – Madaxweyne kuxigeenka Jamhuuriyada Somaliland Md C/raxman C/laahi Ismaciil (Zaylaci) Ayaa ka soo degay gegida diyaaradaha ee magaalaha Minneapolis ee gobolka Minnesota

Posted in Focus, News | Comments Off on Madaxwayne Ku Xigeenka Somaliland Oo Lagu Soo Dhaweeyay Magaaladda Minneapolis Ee Cariga Marykanka.

“Xukuumaddu Ha U Diyaar Garowdo Qorshaha Kaga Soo Beegan Qaxoontiga Reer Yaman, Si Ay Sumcad Iyo Bani’aadanimo Uga Hesho Caalamka”.Aadan Dhoolayare

(SLT-Hargaysa)-Wasiirkii Hore Wasaaradda Cadaalada ee Xukuumadii Daahir Rayaale Kaahin,Md.Aadan Axmed Cilmi (Dhoolayare),ayaa ka hadlay Xaalada Dalka Yaman haatan ka aloosan iyo Saamaynta taban

Posted in Focus, News | Comments Off on “Xukuumaddu Ha U Diyaar Garowdo Qorshaha Kaga Soo Beegan Qaxoontiga Reer Yaman, Si Ay Sumcad Iyo Bani’aadanimo Uga Hesho Caalamka”.Aadan Dhoolayare

DAAWO: Xisbiga KULMIYE Laantiiisa SWEDEN Oo Soo Dhaweeyay Tageerayaal Ku Soo Biiray.

(SLT-Sweden) – Xisbiga Muxaafidka ah ee KULMIYE Laantiisa Wadanka Sweden oo soo dhawayn balaadhan u sameeyay xubna siyaasiyiina oo ku soo biiray kana

Posted in Focus, News | Comments Off on DAAWO: Xisbiga KULMIYE Laantiiisa SWEDEN Oo Soo Dhaweeyay Tageerayaal Ku Soo Biiray.

“Madaxdeenu ma waxaynoqdeen dhir ka dhex baxday hudheellada waaweyn?!” ( QalinmaalCabdinaasirAxmedIbraahim)

  Masuulkastaooqarankancaydigaah ; “Soomaalilaand,” xil u qabtawaxaasaaranwajibaadshaqoooloogabaahanyahayinuusidoodaugasoobaxokunagutogoortooda. Qarankastabawaxuuleeyahaysaacaddoshaqoinkastoobadanaa(sideedsaacaddood) la shaqeeyo.Hasayeesheexukuumaddagoortanhogaankainoohaysaawaxaybaahisay in shaqaalleheedushaqayndoonaan(7:00.Am ilaa 2:00.Pm)taasoonoqonaysasideedsaacaddood. Waydiintawarcelinta u baahanniwaxaytahayshaqaallahaxukuumaddu ma shaqeeyaanwakhtigaaaynukorkuxusnay?Haddaanayshaqayna yay ahayd in ay

Posted in Articles | Comments Off on “Madaxdeenu ma waxaynoqdeen dhir ka dhex baxday hudheellada waaweyn?!” ( QalinmaalCabdinaasirAxmedIbraahim)

Waa Sidee Horumarka Lagu Sameeyey Adeegga Dhoofayaasha Iyo Soo Degayaasha Adeegsada Madaarka Cigaal Int. Airport..? Taxanaha Horumarka Uu Ku Tallaabsaday Madaarka Hargeysi (Q:10aad)

(SLT-Hargaysa)-Mudadii Horumarka ballaadhan lagu sameeyey Madaarka Caalamiga ah ee Cigaal International Airport dhinacyada aadka looga shaqeeyey waxaka mid ah dhinaca adeegga Madaarku bixiyo

Posted in Focus, News | Comments Off on Waa Sidee Horumarka Lagu Sameeyey Adeegga Dhoofayaasha Iyo Soo Degayaasha Adeegsada Madaarka Cigaal Int. Airport..? Taxanaha Horumarka Uu Ku Tallaabsaday Madaarka Hargeysi (Q:10aad)