Monthly Archives: March 2015

Xaaji Cabdi Waraabe Oo Bulshada U Caddeeyay In Laga Gudbay Murankii Muddo Kordhinta + DHAHEYSO

(SLT-Hargeysa) – Xaaji Cabdirariin Cabdi Xuseen (Cabdi Waraabe) oo ka mid ah hal-doorka iyo waxgaradka Somaliland, ayaa ka hadlay dib u dhaca ku

Posted in Focus, News | Comments Off on Xaaji Cabdi Waraabe Oo Bulshada U Caddeeyay In Laga Gudbay Murankii Muddo Kordhinta + DHAHEYSO

Kampala: Haweenay Madax U Ahayd Baadhitaanka Qaraxyo Al-shabaab Fulisay Oo La Khaarajiyey

(SLT-Uganda) – Haweeney hormuud ka ahayd dacwadda 3 ruux oo looga shakisan yahay inay ka tirsan yihiin kooxda Al-shabaab ee Somalia ayaa lagu

Posted in Focus, News | Comments Off on Kampala: Haweenay Madax U Ahayd Baadhitaanka Qaraxyo Al-shabaab Fulisay Oo La Khaarajiyey

Shaxda Ay Iskala Hor Imanan Doonaan Tababarayaasha Talyaaniga Iyo Ingiriisku

(SLT-Roma) – Xulka qaranka Talyaaniga ayaa soo dhawaynaya kooxda xulka qaranka England ee ay sida wayn u xifiltamaan. Inkasta oo aanu kulankani ahayn

Posted in Focus, News | Comments Off on Shaxda Ay Iskala Hor Imanan Doonaan Tababarayaasha Talyaaniga Iyo Ingiriisku

“Berbera Somaliland Iyo Dadkeeda Ayaa ISka Leh Wixii Looga Baahdana Annaga Ayaa..” Wasiirka Arrimaha Gudaha.

(SLT-Hargeysa)-Wasiirka Arrimaha gudaha Somaliland Cali Maxamed Warancadde, ayaa sheegay inaanay Somalia ka arrimin karin Madaarada iyo Dekeddaha Somaliland kadib markii Somalia sheegtay inay

Posted in Focus, News | Comments Off on “Berbera Somaliland Iyo Dadkeeda Ayaa ISka Leh Wixii Looga Baahdana Annaga Ayaa..” Wasiirka Arrimaha Gudaha.

DAAWO: Gudida Dhaqaalaha Ee Golaha Wakiilada Kulan La Qaatay Wasiirka Ganacsiga Somaliland

(SLT-Hargeysa)-Wasiirka Ganacsiga Somaliland Md. Muuse Qaasim Cumar ayaa maanta hortagay gudida dhaqaalaha ee golaha wakiilada. Daawo Warkaas oo dhamaystiran Somalilandtoday/Hargeysa/Office

Posted in Focus, News | Comments Off on DAAWO: Gudida Dhaqaalaha Ee Golaha Wakiilada Kulan La Qaatay Wasiirka Ganacsiga Somaliland

Hoggaamiyaha Mucaaridka Jen Muhammadu Buhari Oo Siweyn Ugu Horeeya Doorashadi Ka Dhacda Dalka Nigeria, Codadka Ilaa Hadda La Tiriyay.

(SLT-Nigeria) Hogaamiyaha Mucaaradka Nigeria Jen Muhammadu Buhari ayaa ku horeeya doorashada tirinta cododka doorashada dalkaas, iyadoo ilaa iyo hada kala bar la tiriyay

Posted in Focus, News | Comments Off on Hoggaamiyaha Mucaaridka Jen Muhammadu Buhari Oo Siweyn Ugu Horeeya Doorashadi Ka Dhacda Dalka Nigeria, Codadka Ilaa Hadda La Tiriyay.

Xildhibaan Maxamed Barkhad Miigane Oo Aasqaran Boorame Loogu Sameeyay, Tariikh Nololeed Kiisi. +DAAWO MUQAAL.

(SLT-Boorame) Alle haw naxariiste waxaa maanta Aasqaran loogu sameeyay Magaaladda Boorame, Marxuum  Xildhibaan Maxamed Barkhad Miigane oo ka tirsanaa Xildhibaanada Golaha Wakiilada Somaliland,

Posted in Focus, News | Comments Off on Xildhibaan Maxamed Barkhad Miigane Oo Aasqaran Boorame Loogu Sameeyay, Tariikh Nololeed Kiisi. +DAAWO MUQAAL.

Madaxtooyada Oo Faahfaahisay Xuquuqaha Caalamiga Ah ee Somaliland Ku Weyday Aqoonsi La’aanta.

(SLT-Hargaysa)-Xukumadda Somaliland ayaa sharaxday sida dunidu iskaga indho tirtay xuquuqaha Aasaasiga ah ee Somaliland, iyo sida aan loo dhegaysan xuquuqda ay u leedahay

Posted in Focus, News | Comments Off on Madaxtooyada Oo Faahfaahisay Xuquuqaha Caalamiga Ah ee Somaliland Ku Weyday Aqoonsi La’aanta.

Maareeye Ku-xigeenka Dekeda Berbera Oo Beeniyay Wararkii Sheegaayay Inay Dalka Soo Gaadheen Hormadii U Horeysay Ee Qaxoontiga Yemen.

(SLT-Berbera) – Maareye ku xigeenka Dekadda Magaaladda Barbara oo warabaahinta la hadlaayay ayaa xaqiijiyay in maalintii shalay ay dekedda ku soo xidheen qaxoonti

Posted in Focus, News | Comments Off on Maareeye Ku-xigeenka Dekeda Berbera Oo Beeniyay Wararkii Sheegaayay Inay Dalka Soo Gaadheen Hormadii U Horeysay Ee Qaxoontiga Yemen.

Madaxweyne Silaanyo Oo Isku Shaandhayn Ku Sameeyay Safiirada Somaliland U Fadhiyay Dhawr Wadan.

(SLT-Hargaysa)-Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Silaanyo ayaa isku badal iyo xil ka qaadis ku sameeyay qaar kamid ah Safiirada Somaliland u fadhiya,

Posted in Focus, News | Comments Off on Madaxweyne Silaanyo Oo Isku Shaandhayn Ku Sameeyay Safiirada Somaliland U Fadhiyay Dhawr Wadan.