Monthly Archives: February 2015

Jabuuti Oo Siyaasiyiinta AWDAL Ku Eedaysay Faafinta Warar Lid Ku Ah Xuduudkeeda Selel + DAAWO

(SLT-Jabuuti) – Taliyaha laanta socdaalka ee Jabuuti, Kornayl Cabdillaahi Cabdi Faarax ayaa ka hadlay wararka sheegaya in xuduudka Jabuuti iyo Somaliland xidhan yahay,

Posted in Focus, News | Comments Off on Jabuuti Oo Siyaasiyiinta AWDAL Ku Eedaysay Faafinta Warar Lid Ku Ah Xuduudkeeda Selel + DAAWO

Taliye Fadal Waa Nin Habeen Iyo Maalinba U Taagan Shaqada Qaran

Aniga oo tix-raacaya qoraal ku soo baxay shabakada Somailandlive.com, ciwaana looga dhigay (Taliye Fadal oo cabsi daradeed ka Qaxay Degmadda Axmed Dhagax), uuna

Posted in Articles | Comments Off on Taliye Fadal Waa Nin Habeen Iyo Maalinba U Taagan Shaqada Qaran

Somaliland Oo Ka Qayb-gashay Shir Kulmiyey 125 Dawladood Oo Caalamka Ah + DAAWO Muuqaal

(SLT-London) – Xeer ilaaliyaha guud ee Somaliland ayaa ka qayb-galay shir caalamiya oo ay ka qayb-galeen dawladdu ka badan 125. Shirkan ayaa waxa

Posted in Focus, News | Comments Off on Somaliland Oo Ka Qayb-gashay Shir Kulmiyey 125 Dawladood Oo Caalamka Ah + DAAWO Muuqaal

DAAWO: Mudaharaad Ka Dhashay Geerida Haweenay La Diiday In Cisbitaallada Jabuuti La Geeyo Oo Lowyacaddo Gilgilay

(SLT-Lowyacaddo) – Magaalada Lowyacaddo ee xuduudka Somaliland iyo Jabuuti ayaa waxa ka dhacay dibad-bax lagaga soo horjeeddo Maamulka Kastamka Lowyacaddo, ka dib markii

Posted in Focus, News | Comments Off on DAAWO: Mudaharaad Ka Dhashay Geerida Haweenay La Diiday In Cisbitaallada Jabuuti La Geeyo Oo Lowyacaddo Gilgilay

Wasiir SAMAALE Oo BBC-da U Sheegay Inaanu Ku Qanacsanayn Xilka Wasaaradda Waxbarashada Ee Loo Magacaabay

(SLT-Hargeysa) – Cabdicasiis Maxamed Samaale, oo hore u ahaa Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Somaliland, ayaa diidan inuu qabto xilka cusub ee uu xalay u

Posted in Focus, News | Comments Off on Wasiir SAMAALE Oo BBC-da U Sheegay Inaanu Ku Qanacsanayn Xilka Wasaaradda Waxbarashada Ee Loo Magacaabay

Carwada Ganacsiga Haweenka Itoobiya Ee Furantay Hargeysa Oo Lagu Ammaanay Dahabshiil Group

(SLT-Hargeysa) – Carwada Ganacsiga Isu-tagga Dumarka Itoobiya (EWA) oo markii ugu horreysay lagu soo bandhigay magaalada Hargeysa ee caasimadda Somaliland, ayaa si wayn

Posted in Focus, News | Comments Off on Carwada Ganacsiga Haweenka Itoobiya Ee Furantay Hargeysa Oo Lagu Ammaanay Dahabshiil Group

Gudomiyihii hore ee Hayada qurbajoga u qabilsanaa Wadamada Yurub Abdiraxman Ubaxle oo Baaq nabadeed u diray Shacbiga reer qorilugud iyo buhodle xukumadana ugu baaqay inay xalku halka uu ku jiro u marto

Bismilaahi Raxmani Raxiim Asalamu Calaykum wa raxmatulahi wa barakatul. Ugu horayn waxaan halkan Tacsi uga dirayaa eheladii, qaraabadii iyo qaranka Somalilandba anigoo uga

Posted in Articles, Focus | Comments Off on Gudomiyihii hore ee Hayada qurbajoga u qabilsanaa Wadamada Yurub Abdiraxman Ubaxle oo Baaq nabadeed u diray Shacbiga reer qorilugud iyo buhodle xukumadana ugu baaqay inay xalku halka uu ku jiro u marto

DAAWO:Marwada Koowaad Ee Qaranka Oo Xadhiga Ka Jartay Dugsi-jaamacadeeda Lagu Baran Doono Cunto Karinta

(SLT-Hargeysa)-Marwada Koowaad ee qaranka somaliland Marwo Aamina Waris Sheekh Maxamuud Jirde ayaa xadhiga ka jartay dusi cusub oo loogu talo galay dadka doonaya

Posted in Focus, News | Comments Off on DAAWO:Marwada Koowaad Ee Qaranka Oo Xadhiga Ka Jartay Dugsi-jaamacadeeda Lagu Baran Doono Cunto Karinta

Xildhibaan Muuse Xaji Cabdi Ducaale Oo Baaq Nabadeed U Diray Beelaha Qorilugud Iyo Buhoodle.

(SLT-Burco) Xildhibaan Muuse Xaji Cabdi Ducaale oo ka tirsan Xildhibaanada Golaha Guurtida Somaliland, ayaa baaq nabadeed u diray Beelaha Degaanada Qorilugud iyo Buhoodle,

Posted in Focus, News | Comments Off on Xildhibaan Muuse Xaji Cabdi Ducaale Oo Baaq Nabadeed U Diray Beelaha Qorilugud Iyo Buhoodle.

Wadahadalo U Furmay Dalalka Maraykanka Iyo Cuba

(SLT-Washingtong)-Mareykanka iyo Cuba ayaa sheegay in xoogaa horumar ah laga sameeyay wareeg labaad oo wada hadallo ah oo labada dhinac uga socda magaaladan

Posted in Focus, News | Comments Off on Wadahadalo U Furmay Dalalka Maraykanka Iyo Cuba