Monthly Archives: January 2015

DAAWO: “Haddii Xabxab Looga Baahdo Koonfurta Hargeysa, Waxay U Doontaan Daanta Kale” Xaaji Cabdi Waraabe

(SLT-Hargeysa) – Xaaji Cabdi Waraabe ayaa ka hadlay faraqa u dhexeeya daamaha caasimadda Hargeysa ka kooban tahay, waxaanu canaantey dadweynaha ku dhaqan koonfurta

Posted in Focus, News | Comments Off on DAAWO: “Haddii Xabxab Looga Baahdo Koonfurta Hargeysa, Waxay U Doontaan Daanta Kale” Xaaji Cabdi Waraabe

“Ninka Puntland U Hadlay Sharciga Badaha Waxba Kamuu Garanayn Malaa Waa Qoladii Adhi Raacatada Ahayd”. Axmed Xaji Cali Cadami Wasiirka Gashaandhiga Somaliland + Daawo

(SLT-Hargaysa)Wasiirka Gaashaandhiga Somaliland Axmed Xaaji Cali Caddami,ayaa Hadalkii Puntland ka soo yeedhay ku tilmaamay mid sii xumaynaya Xidhiidhka aan cago badan ku taagnayn

Posted in Focus, News | Comments Off on “Ninka Puntland U Hadlay Sharciga Badaha Waxba Kamuu Garanayn Malaa Waa Qoladii Adhi Raacatada Ahayd”. Axmed Xaji Cali Cadami Wasiirka Gashaandhiga Somaliland + Daawo

Wasaaradda Caafimaadka JSL Oo Tacsi tiiranyo Leh U Dirtay Marxuum Jaamac Yuusuf Maxamud.

 Wasiirka wasaaradda  Caafimaadka ee JSL Dr. Saleebaan Ciise Axmed. Wasiir Ku Xigeenka Wasaaradda Caafimaadka Marwo. Nimco Xuseen Qawdhan.  Agaasimaha Guud ee wasaaradda Caafimaadka

Posted in Articles | Comments Off on Wasaaradda Caafimaadka JSL Oo Tacsi tiiranyo Leh U Dirtay Marxuum Jaamac Yuusuf Maxamud.

Safiirka Waddamada Somaliland Iyo Soomaaliya U Qaabilsan Dalka Talyaaniga Oo Soo Gaadhay Hargeysa.

(SLT-Hargaysa)Safiirka Somaliland iyo somaliya u  qaabilsan dalka talayaaniga  ayaa  manta  booqasho kusoo gaadhay  casimadda  dalka ee Hargaysa. Shirar uu layeelan doono Masuuliyiinta Qaran

Posted in Focus, News | Comments Off on Safiirka Waddamada Somaliland Iyo Soomaaliya U Qaabilsan Dalka Talyaaniga Oo Soo Gaadhay Hargeysa.

Maxkamada Degmada Hargaysa Oo Xukuno Ku Riday Dad Lagu Helay Danbiyo Kala Duwan.

(SLT-Hargeysa) – Maxkamada darajada 1aad iyo 2aad ee Gobolka Maroodijeex ayaa maanta ku dhawaaqay Xukuno ay ku riday danbiilayaal ay ciidanka boolisku ku

Posted in News | Comments Off on Maxkamada Degmada Hargaysa Oo Xukuno Ku Riday Dad Lagu Helay Danbiyo Kala Duwan.

Markabkii hubka iyo inta wax qabatka jecel. By: Ahmed Guhaad / Kuwait

       Marka hore waxaan salaamayaa shacabweynaha somaliland meel kasto ay jogaan , waxa baryahan la isla dhexmarayay in uu ku soo xidhay

Posted in Articles | Comments Off on Markabkii hubka iyo inta wax qabatka jecel. By: Ahmed Guhaad / Kuwait

DAAWO: “Waan Dhaleecaynayaa Hadalkii Suldaan Xiiray Ee SONYO”. Badmadow.

(SLT-Hargeysa) – Boqor Axmed Maxamed Xasan ( Bad-madow), ayaa si adag u naqdiyey faro-gelin uu ku eeddeeyey Suldaan xiiray inuu ku sameeyay Doorashada

Posted in News | Comments Off on DAAWO: “Waan Dhaleecaynayaa Hadalkii Suldaan Xiiray Ee SONYO”. Badmadow.

Togdheer: Sannad Guuradii Lixaad Ee Aasaaska Naadiga Hal Karaan Oo Xalay Ka Dhacay Burco.

(SLT-Burco)  – Sanadguradii Lixaad Ee Ka soo wareegtay Aasaaskii Naadiga Akhriska Iyo Qoraalka Ee HAL-KARAAN  Ayaa Xalayto Lagu Qabtay Hotel PLAZA ee Magaalada

Posted in Focus, News | Comments Off on Togdheer: Sannad Guuradii Lixaad Ee Aasaaska Naadiga Hal Karaan Oo Xalay Ka Dhacay Burco.

Daawo: Madaxwayne Ku Xigeenka JSL Oo Kormeeray Wajigii Ugu Danbeeyay Ee Mashaariic Ka Socota Madaarka Hargeysa.

(SLT-Hargeysa)  –   Madaxwayne Ku Xigeenka JSL Mud. C/raxamaan C/laahi Ismaaciil (Sayli) oo ay weheliyaan Masuuliyiin kale waxaa ay hawla shaqo oo isugu jira

Posted in News, Sports | Comments Off on Daawo: Madaxwayne Ku Xigeenka JSL Oo Kormeeray Wajigii Ugu Danbeeyay Ee Mashaariic Ka Socota Madaarka Hargeysa.

DAAWO: Guddoomiye Ku Xigeenka Gobolka Todheer Oo Ka Hadlay Safarlii Madaxwaynaha Iyo Arimo Kale.

(SLT-Burco)  – Guddoomiye Ku xigeenka Gobolka Todheer Mud. Maxamed Maxmuud Yuusuf  Ubaxle  oo kulan wareed warbaahinta Gobolka ugu qabtay xafiikiisa ayaa ka hadalay

Posted in Focus, News | Comments Off on DAAWO: Guddoomiye Ku Xigeenka Gobolka Todheer Oo Ka Hadlay Safarlii Madaxwaynaha Iyo Arimo Kale.