Monthly Archives: December 2014

tacsi

Waxaan tacsi u dirayaa dhamaan qoyskii,  ehelkii iyo qarabadii  uu ku baxay marxuum Cabdillaahi Xaaji Cali Ducaale, “Shakuur” oo shalay subaxii ku geeriyooday

Posted in Articles | Comments Off on tacsi

La-taliyaha Madaxweynaha ee dhaqaalaha iyo Ganacsiga Axmed Carwo oo tacsi u diraaya qoyskii marxuumad SUREER FAARAX CABDILLE

Waxaan tacsi u dirayaa ehelka, ubadka, tafiirta kale, gacalka, qaraabada, xigaalka, xito iyo asxaabta marxuumad Sureer Faarax Cabdille ka baxday Marxuumad SUREER waxay

Posted in Articles | Comments Off on La-taliyaha Madaxweynaha ee dhaqaalaha iyo Ganacsiga Axmed Carwo oo tacsi u diraaya qoyskii marxuumad SUREER FAARAX CABDILLE

Xaquuqda ka qaybgalka siyaasadda ee beelaha la hayb sooco ee ku Dhaqan Somaliland

Xaquuqda ka qaybgalka siyaasadda ee beelaha la hayb sooco ee ku Dhaqan Somaliland Ururka Codka Haweenka beelaha la hayb sooco ee VOSOMWO waxa

Posted in Articles | Comments Off on Xaquuqda ka qaybgalka siyaasadda ee beelaha la hayb sooco ee ku Dhaqan Somaliland

Aragtida Siyaasadeed ee Dalka .

Shirkii jabuuti ay somaliland iyo Somalia ay u fidisay waa guul wax ku ool ah Waxaanu si wayn u qadarinaynaa tabaabushaha shirka loo

Posted in Articles | Comments Off on Aragtida Siyaasadeed ee Dalka .

“Waxaad Arkaysa Qaar Casuumad Sameeyay Oo Musharixiin Ah Oo Hadana Ku Dhawaaqaya Madaxweynaha Murashax Ah.” Wasiir Cukuse

(SLT-Hargaysa)Wasiirka Warfaafinta Somaliland, Maxamed Daahir Cakuse, oo safaro ku maraayay muddooyinki u danbeeyay qaarada Yurub, ayaa ku tilmaamay labada wasiir iyo gudoomiyaha Kulmiye

Posted in Advertise, English, Focus, News | Comments Off on “Waxaad Arkaysa Qaar Casuumad Sameeyay Oo Musharixiin Ah Oo Hadana Ku Dhawaaqaya Madaxweynaha Murashax Ah.” Wasiir Cukuse

Somaliland Iyo Siyaasiyiinta- Naafada Ah( The Handicapped Politicians)

Somaliland Iyo Siyaasiyiinta- Naafada Ah( The Handicapped Politicians) SiilaanyoooCirroiyo Ina-Cali Waraabela kaftamaayaayaakuyidhi: : WaarKursinaIgaDhacsanmaysaaneCawraddiinaIgaQarsada. WalleeOdayguWaxbuuArkay, KorWaayeel Waa Wada Indho. Siilaanyowuxuu Hoylagudaryeelo u dhisayBukaankii,

Posted in Articles | Comments Off on Somaliland Iyo Siyaasiyiinta- Naafada Ah( The Handicapped Politicians)

Talo ku Socota Xildhibaanada Gollaha Wakiilada Somaliland.

Waxan jeclaystay maadaama ay inagu soo noq-noqotay  in Gollihii Wakiiladu u furmi waayo marar badan, waxa loo yaqaan Kooram La’aan si uu shaqadii

Posted in Articles | Comments Off on Talo ku Socota Xildhibaanada Gollaha Wakiilada Somaliland.

Abwaan Weedhsame Oo maanso Baroor Diiq AH U Tiriyey Marxuum Maxamed Rashiid Muxumed Farax.

(SLT)-Abwaan Xasan Daahir Ismaaciil (Weedhsame) ayaa waxa uu Gabay Baroordiiqa u tiriyey Geerida ku timi Xoghayihii Ururka Suxufiyiinta Somaliland ee SOLJA Maxamed-rashiid Muxumed

Posted in Articles | Comments Off on Abwaan Weedhsame Oo maanso Baroor Diiq AH U Tiriyey Marxuum Maxamed Rashiid Muxumed Farax.

DAAWO: Wasiirka Caafimaadka Oo Xarumo Caafimaad Ka Dhagax Dhigay Degmada Duruqsi Ee Gobolka Togdheer.

(SLT-Duruqsi) – Wasiirka wasaaradda caafimaadka JSL Dr Saleebaan Ciise Axmed Xaglo toosiye oo socdaal hawleed ku jooga Gobolka Togdheer ayaa si weyn loogu

Posted in Focus, News | Comments Off on DAAWO: Wasiirka Caafimaadka Oo Xarumo Caafimaad Ka Dhagax Dhigay Degmada Duruqsi Ee Gobolka Togdheer.

Mushar U Hanqal Taagay Doorashada Baarlamaanka Somaliland Ee La Filaayo.

(SLT)-MUSHARAX WARIYE XUSEEN XARBI OO ah musharaxiinta u taagan tartanka doorashooyinka baarlamanka ee 2014 ayaa taageerayaashiisa ku wacyigaliyay inay qaataan kaadhka dhalashada ama

Posted in News | Comments Off on Mushar U Hanqal Taagay Doorashada Baarlamaanka Somaliland Ee La Filaayo.