Monthly Archives: December 2014

DAAWO:Qaabka Waddo Marista Ee Caasimadda Hargeysa Oo La Bedelayo.

(SLT-Hargeysa)-Wasiirka Wasaarada Arrimaha Gudaha Mudane Cali Maxamed Warancade ayaa Shaaca ka qaaday Isbedel lagu samaynayo Todobaadka ugu Horeeya ee Sannadka Cusub Habka Wado

Posted in Focus, News | Comments Off on DAAWO:Qaabka Waddo Marista Ee Caasimadda Hargeysa Oo La Bedelayo.

Taliyaha Booliska Somaliland oo ka Hadlay Dhallinyaro la XidhXidhay iyo Fariinta Sannadka Cusub

(SLT-Hargeysa)-Taliyaha Ciidanka Booliska Sareeye Guuto C.laahi Fadal Iimaan ayaa Ka Hadlay Dhallinyaro falal amni daro ka sameeyay Gudaha Caasimada Hargaysa halka uu Sidoo

Posted in Focus, News | Comments Off on Taliyaha Booliska Somaliland oo ka Hadlay Dhallinyaro la XidhXidhay iyo Fariinta Sannadka Cusub

Boqorka Sucuudiga Oo Cusbitaal La Dhigay

(SLT-Riyad)-Boqorka dalka Saudi Arabia, King Abdullah bin Abdulaziz, oo ay da’diisu tahay 91-jir ah ayaa lagu soo waramayaa in maanta la dhigay Cusbitaal

Posted in Focus, News | Comments Off on Boqorka Sucuudiga Oo Cusbitaal La Dhigay

Faallo: Khaal; Samaale , Cam;Moh Biihi iyo Muj: Muuse Biixi midkeebaa xaq u leh Murashnimada Kulmiye: Abdirazak Fozi Abdirahman 26June District, Hargeisa City, Somaliland Abdurrazakfozi@hotmail.com

Salaam : waxaan aad u salaamay Bahda Somalilandtoday.com oo ka mid ah hay’addaha madaxabanaan ee fikirkasta lagu soo bandhigo shukran , salaantayda labaad

Posted in Articles | Comments Off on Faallo: Khaal; Samaale , Cam;Moh Biihi iyo Muj: Muuse Biixi midkeebaa xaq u leh Murashnimada Kulmiye: Abdirazak Fozi Abdirahman 26June District, Hargeisa City, Somaliland Abdurrazakfozi@hotmail.com

Dayaca tixraaca taarikhda hijriyada, Hiyi-raaca taarikhda madow ee miiladiga iyo sannad ka cusub ee 2015 ka. QORAA: – C/xakiin C/laahi Aaden Dheere

Sannad kani waa sanad gaalo ! waa sax laakiin xagee ayuu ku dambeeyay sanad kii muslimiintu? inta kuu jawaabaysa ama lasocota halkuu marayo

Posted in Articles | Comments Off on Dayaca tixraaca taarikhda hijriyada, Hiyi-raaca taarikhda madow ee miiladiga iyo sannad ka cusub ee 2015 ka. QORAA: – C/xakiin C/laahi Aaden Dheere

is badalkii Nidaamki siyaasadeed ee qaarada Afrika dhamaadki qarnigii 20aad Q2aad, w/ Q Cabdixakiim Mukhtaar Cali

Qormadeeni hore waxaynu kaga so hadalnay inay qaarada Afriki ay gashay jawi siyaasadeed oo cusub, waxa aynu shegnay in is badal ku dhacay

Posted in Articles | Comments Off on is badalkii Nidaamki siyaasadeed ee qaarada Afrika dhamaadki qarnigii 20aad Q2aad, w/ Q Cabdixakiim Mukhtaar Cali

Adigu matahay Qof xorr ah?….W/Q: MOHAMOUD ARAB (SABUUB)

Adigu matahay Qof xorr ah?….W/Q: MOHAMOUD ARAB (SABUUB) Xorriyadad markaad maqashid waxaa markaba kugu soo dhacaya xorriyadii lixdanaadkii iyo gumaysii dhiigya cabka ahaa

Posted in Articles | Comments Off on Adigu matahay Qof xorr ah?….W/Q: MOHAMOUD ARAB (SABUUB)

Wasiirka Madaxtooyada Oo Kulan Ballaadhan La Yeeshay Saladiinta Iyo Cuqaasha Gobolka Togdheer Oo Isu Dhan Maxa Ka Soo Baxay.??.+Sawiro

(SLT-Burco) Wasiirka Madaxtooyada Somaliland Mud. Xirsi Cali Xaji Xasan oo ay weheliyaan Wasiiru dawlaha Maaliyada iyo Wasiir ku-xigeenka Beeraha, ayaa kulan ballaadhan la

Posted in English, Focus, News | Comments Off on Wasiirka Madaxtooyada Oo Kulan Ballaadhan La Yeeshay Saladiinta Iyo Cuqaasha Gobolka Togdheer Oo Isu Dhan Maxa Ka Soo Baxay.??.+Sawiro

DAAWO:Marwada Madaxwaynaha Somaliland Oo Xadhiga Ka Jartay Dhakhtar Laga Hirgaliyey Magaalada Wajaale

(SLT-Tog-wajaale)-Marwada Madaxwaynaha Somaliland Oo Xadhiga Ka Jartay Dhakhtar Laga Hirgaliyey Magaalada Wajaale

Posted in Focus, News | Comments Off on DAAWO:Marwada Madaxwaynaha Somaliland Oo Xadhiga Ka Jartay Dhakhtar Laga Hirgaliyey Magaalada Wajaale

Guddida Dhaqaalaha ee Golaha Wakiilada Somaliland Oo Ka Hadlay Natiijada Kormeer Shaqo Oo Ay ku Sameeyeen Madaarka Caalamiga ah Ee Cigaal

(SLT-Hargeysa)-Guddida dhaqaalaha ee Golaha Wakiilada Jamhuuriyadda Somaliland ayaa maanta kormeer shaqo ku maray Madaarka Cigaal ee Caasimada Hargeysa. Xubnaha Gudidda ayaa waxa halkaasi

Posted in Focus, News | Comments Off on Guddida Dhaqaalaha ee Golaha Wakiilada Somaliland Oo Ka Hadlay Natiijada Kormeer Shaqo Oo Ay ku Sameeyeen Madaarka Caalamiga ah Ee Cigaal