Monthly Archives: November 2014

Muwaadin Sheegtay Dhulka Laga Dhisayo Maktabadda Qaranka Ee Hargeysa

(SLT-Hargeysa) – Muwaadin Magaciisu yahay Muwaadin Maxamuud Axmed Cali (Diiqdiiq), ayaa sheegtay mulkiyadda dhulka ka dambeeya wasaaradda boosaha iyo isgaadhsiinta isla-markaana loo qorsheeyay

Posted in Focus, News | Comments Off on Muwaadin Sheegtay Dhulka Laga Dhisayo Maktabadda Qaranka Ee Hargeysa

Imisa Qof baa Addoonsi Loogu Haystaa Dalka Ingiriiska ?

(SLT-Uk) – Warbixin ay wasaaradda arrimaha dibadda UK soo saartay ayay ku sheegtay in tiro u dhexeysa 10,000 illaa 13,000 oo qof qaab

Posted in Focus, News | Comments Off on Imisa Qof baa Addoonsi Loogu Haystaa Dalka Ingiriiska ?

Maxamed S. Cumar: Musharax La Isku Raacey Oo Burco Lagu Soo Bandhigay

(SLT-Burco) – Xaflad aad u agaasiman oo ka dhacday Hotel Deero ee Magaalada Burco ayaa lagu soo bandhigay Musharax Maxamed Saleebaan Cumar oo

Posted in Focus, News | Comments Off on Maxamed S. Cumar: Musharax La Isku Raacey Oo Burco Lagu Soo Bandhigay

Somaliland: Furitaanka Bangigii Ganacsi Ee Ugu Horreeyey Dalka Oo Sherkada Dahabshiil Daah Furtay Iyo Jawigii Madasha + Sawirro

(SLT-Hargaysa) – Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), Madaxweynaha  Somaliland, ayaa xadhigga ka jaray Bangiga caalamiga ah ee Dahabshiil Bank oo noqday kii ugu horreeyey

Posted in English, Focus, News | Comments Off on Somaliland: Furitaanka Bangigii Ganacsi Ee Ugu Horreeyey Dalka Oo Sherkada Dahabshiil Daah Furtay Iyo Jawigii Madasha + Sawirro

Wasiir Ku-xigeenka Warfaafinta Somaliland Oo Xafiiskiisa Ku Qaabilay Waftiga Ka Socday Dalka Jabuuti.

(SLT-Hargaysa) Wasiir ku-xigeenka Warfaafinta Somaliland ahna ku simaha Wasiirka ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Waftiga dalka Jabuuti ee booqashada ku jooga Somaliland, Wasiirka Diinta

Posted in Focus, News | Comments Off on Wasiir Ku-xigeenka Warfaafinta Somaliland Oo Xafiiskiisa Ku Qaabilay Waftiga Ka Socday Dalka Jabuuti.

Daawo: Madaxweyne Kuxigenka Iyo Waftigiisa Oo Booqday Dugsiga Dhagoolayaasha Burco Iyo Sheekadii Dhexmartay Labada Dhinac

(SLT-Burco)- Madaxweyne Kuxigeenka Somaliland Mudane:Cabdiraxmaan Cabdilahi Ismacil Saylici Ayaa Mudadii Gaanayd Ee Uu Kusugnaa Magaalada Burco, Waxa Uu Booqasho Gaara Ku Tagay Isaga

Posted in News | Comments Off on Daawo: Madaxweyne Kuxigenka Iyo Waftigiisa Oo Booqday Dugsiga Dhagoolayaasha Burco Iyo Sheekadii Dhexmartay Labada Dhinac

DAAWO: Golaha Guurtida Somaliland Oo Loo Qaybiyay Xeerka Diwaangalinta Iyo Guddoomiye Saleebaan Oo Ka Hadlay.

(SLT-Hargaysa) Golaha Guuritda Somaliland ayaa fadhigoodi Maanta loo qaybiyay xeerka diwaangalinta, Fadhigan oo uu shir gudoominaayay Guddoomiye Saleebaan Maxamuud Aadan, wuxuu  Xildhibaanada war

Posted in News | Comments Off on DAAWO: Golaha Guurtida Somaliland Oo Loo Qaybiyay Xeerka Diwaangalinta Iyo Guddoomiye Saleebaan Oo Ka Hadlay.

“Dahabshiil Door Hormuud Ah Ayay Hay’adihiisu Ka Soo Qateen Wakhtigii Dalku Halganka Ku Jiray”. Madaxweynaha Somaliland Oo Ammaanay Sherkada Dahabshiil

(SLT-HargaysA) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mud. Axmed Maxamed Maxamuud (Silaanyo) oo maanta xadhiga ka jaray Baanka Caalamiga ah ee Dahabshiil Bank, oo laga furay

Posted in Focus, News | Comments Off on “Dahabshiil Door Hormuud Ah Ayay Hay’adihiisu Ka Soo Qateen Wakhtigii Dalku Halganka Ku Jiray”. Madaxweynaha Somaliland Oo Ammaanay Sherkada Dahabshiil

DAAWO: Madaxweynaha Somaliland Oo Xadhiga Ka Jaray Baanka Caalamiga Ah Ee DAHABSHIIL BANK.

(SLT-Hargaysa) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mud. Axmed Maxamed Maxamuud (Silaanyo) ayaa xadhiga ka jaray baanka caalamiga ah ee DAHABSHIIL Bank. Madaxweynaha Somaliland wuxuu tilmaamay

Posted in Advertise, Focus, News | Comments Off on DAAWO: Madaxweynaha Somaliland Oo Xadhiga Ka Jaray Baanka Caalamiga Ah Ee DAHABSHIIL BANK.

Guddoomiye Faysal Cali Waraabe Oo Ka Hadlay Tagerayaal Ku Soo Biiray Xisbiga UCID.

(SLT-Hargaysa) Guddoomiyaha Xisbiga UCID, Eng: Faysal Cali Waraabe ayaa hadal dheer ka jeediyay xaflad loo qabtay tagerayaal ku soo biiray Xisbigaas. Guddoomiyaha ayaa

Posted in News | Comments Off on Guddoomiye Faysal Cali Waraabe Oo Ka Hadlay Tagerayaal Ku Soo Biiray Xisbiga UCID.