Monthly Archives: October 2014

Mid Ka Mid Ah Aasaasayaashii Xisbiga KULMIYE Oo Isku Soo Taagey Doorashada Baarlamaanka

(SLT-Hargeysa) – Yuusuf Maxamed Cariish Qalinle (Yuusuf Arts) oo ka mid ah Muwaadiniinta reer Somaliland, ayaa shaaciyey inuu u tartamayo xubin-nimada Baarlamaanka Somaliland.

Posted in Advertise, Focus, News | Comments Off on Mid Ka Mid Ah Aasaasayaashii Xisbiga KULMIYE Oo Isku Soo Taagey Doorashada Baarlamaanka

“Been Baan Kuu Sheegayaa,Mana Beenin Kartid Beentayda Ee Beentayda Qaado”. Faallo Maxamed Aden Dirir.

Qofku marka U Doonayo Inuu Ku khaldo waxaa uu kaaga waramayaa meel aanad gaadhi karin awoodaada xiligaasina ka baaxad weyn,waxaana ku kaliifaysa si

Posted in Articles | Comments Off on “Been Baan Kuu Sheegayaa,Mana Beenin Kartid Beentayda Ee Beentayda Qaado”. Faallo Maxamed Aden Dirir.

Burco : Kulan Wacyigalin Caafimaad Oo Xalay Lagu Qabtay Cisbitaalka Baaxeer. +Sawiro

(SLT-Burco)- Kulan Wacyigalineed oo ku saabsan cuntada Iyo Caafimaadka oo ay soo Qabanqaabiyeen dhakhaatiirka cusbitaalka Baaxeer Medical Center ayaa habenkii xalay ahaa lagu

Posted in News | Comments Off on Burco : Kulan Wacyigalin Caafimaad Oo Xalay Lagu Qabtay Cisbitaalka Baaxeer. +Sawiro

MA SHAQO AYAAN JIRIN MISE SHAQAALE?

Waa dal yar oo ku yaal geeska bari ee afrika , waxaa uu xornimadiisa ka qaatey boqortooyadii ingiriiska 26 June 1960 saacada geeska

Posted in Articles | Comments Off on MA SHAQO AYAAN JIRIN MISE SHAQAALE?

Guul-darada Muslimka Haysata Culimadu Qayb Ma Ku Leedahay?

Horta, inta aynaan gudo-galin qoraalkan kooban bal xagaa iyo Bariga-dhexe iyo Aasiya yara sheedaali, saw kama ay Qiiqayso?! Hadana, bal ka tag oo dhankaa

Posted in Articles | Comments Off on Guul-darada Muslimka Haysata Culimadu Qayb Ma Ku Leedahay?

Daawo: “Beesha Waqooyiga Hargaysa Waa Loo Qaldamay Xukuumadihi Dalka Soo Marayna Iyaga Boobay Cid Kalena Waxba Uma Ogola”. Waxgaradka Beesha Koonfurta Hargaysa.

(SLT-Hargaysa) – Waxgaradka iyo Saladiinta Beesha Koonfurta Hargaysa (Ciidagale) ayaa si kulul uga jawaabay hadalo ka soo yeedhay Beesha Waqooyiga Hargaysa (Sacad Muuse)

Posted in News | Comments Off on Daawo: “Beesha Waqooyiga Hargaysa Waa Loo Qaldamay Xukuumadihi Dalka Soo Marayna Iyaga Boobay Cid Kalena Waxba Uma Ogola”. Waxgaradka Beesha Koonfurta Hargaysa.

Cabdilaahi Cumar Xuseen Shaqale oo Shaciyey inuu u Sharaxan Yahay Golaha Wakiilada Somaliland

London30Oct14  Kulan ay isku yimadeen waxgarada iyo odayaal dhaqameedka Gobolka Saaxil ee ku dhaqan Uk  Ee uu ka soo jiido Musharaxa Cabdilaahi Cumar

Posted in Articles | Comments Off on Cabdilaahi Cumar Xuseen Shaqale oo Shaciyey inuu u Sharaxan Yahay Golaha Wakiilada Somaliland

waa taxanaheenii mahadhooyinkii xagaagiyo maalmihii ku suntanaa

walaal isdaji, fadlan isdaji oo aniga ila hadal” qarkood ninkii dhoorka lahaa bay xaggaas u riixayaan qaarna anay ila hadlayaan, iyagoo  ladqabo iyo

Posted in Articles | Comments Off on waa taxanaheenii mahadhooyinkii xagaagiyo maalmihii ku suntanaa

ENG. C/qani C/laahi osmaan oo shaaciyay inuu u taagan yahay doorashada baarlamaanka ee gobolka Hargeisa.  

Engineer C/qani  C/laahi Osman ayaa maanta oo taariikhdu tahay 30/10/14keedii shaaciyay inuu u taagan yahay  doorashada baarlamaanka ee gobolka hargeisa ayaa hadalkiisa ku

Posted in Articles | Comments Off on ENG. C/qani C/laahi osmaan oo shaaciyay inuu u taagan yahay doorashada baarlamaanka ee gobolka Hargeisa.  

Waxan Salamaya Dhamaan bahda Saxafada barta internetka nooga soo tebisa warwarka iyo barnaamijada kala gedisan ee, ku sabsan dhacdooyinka kasoo kordha  dalka jamhuuriyada

Posted in Articles | Comments Off on