Monthly Archives: October 2014

Burco: Wasiir Cukuse Oo Furey FM Kordhineysa Maqalka Idaacadda Radio

(SLT-Burco) – Wasiirka Wasaarada Warfaafinta Dhaqanka, Wacyigelinta iyo Dhaqanka Cabdilaahi Maxamed Daahir (Cukuse) ayaa caawa xadhiga ka jaray baahinta FM-ta Idaacadda Radio-Hargeysa oo

Posted in News | Comments Off on Burco: Wasiir Cukuse Oo Furey FM Kordhineysa Maqalka Idaacadda Radio

Hambalyo Aroos

Muniir Axmed Cigaal, Cabdiqaadir Aaden Carab, Cabdiwahaab Axmed Cabbeeye, Barre Maxamed Cabdillaahi, Saleebaan Cabdi Cali, Jaamac Aaden, Khadar Xasan, Maxamed Aaden, Xasan Jibriil

Posted in Articles | Comments Off on Hambalyo Aroos

Hay’adda UNDSS Oo Amaantey Waaxda Baratoolka Ee Madaarka Diyaaradaha Ee Hargeysa

(SLT-Hargeysa) – Xafiiska qaramada midoobay u qaabilsan ammaanka ee loo soo qaabiyo UNITED NATIONS DEPARTMENT OF SAFETY AND SECURITY (UNDSS),  ayaa ku amaanay

Posted in Focus, News | Comments Off on Hay’adda UNDSS Oo Amaantey Waaxda Baratoolka Ee Madaarka Diyaaradaha Ee Hargeysa

Maraykanka Oo Ka Digey Weeraro Al-shabaab Ka Fuliso Burundi

(SLtT-USA) – Wasaaradda arrimaha dibadda ee Mareykanka ayaa uga digtay Dowladda Burundi in weeraro ay ka dhacaan dalkeeda oo ay geystaan ururka xagjirka

Posted in News | Comments Off on Maraykanka Oo Ka Digey Weeraro Al-shabaab Ka Fuliso Burundi

B. Faso: Dadweyne Xoog Ku Riday Madaxwayne 27 Sanadood Hoggaaminayey + Sawirro

(SLT-Hargaysa) – Rabshado iyo Mudaaraadyo aan joogsi lahayn oo ay dhigayeen dadweyne ka cadheysan inuu xilka ku darsado Madaxweynaha Burkina Faso,  ayaa ku khasbay

Posted in Focus, News | Comments Off on B. Faso: Dadweyne Xoog Ku Riday Madaxwayne 27 Sanadood Hoggaaminayey + Sawirro

Daawo Muuqaal: Badhasaabka Gobolka Togdheer Oo Kormeeray Qaar Ka Mid Ah Degmooyinka Hoos Yimaada Gobolkiisa

(SLT-Burco)-Daawo Muuqaal: Badhasaabka Gobolka Togdheer Oo Kormeeray Qaar Ka Mid Ah Degmooyinka Hoos Yimaada Gobolkiisa Somalilandtoday/Hargaysa/Office Contact@somalilandtoday.com

Posted in News | Comments Off on Daawo Muuqaal: Badhasaabka Gobolka Togdheer Oo Kormeeray Qaar Ka Mid Ah Degmooyinka Hoos Yimaada Gobolkiisa

Maydka Taliyihii Ciidanka Booliska Soomaaliya Oo Kenya Loo Qaaday Iyo Shakiga Dhimashadiisa.

(SLT-Muqisho)-Allah ha u naxariistee Taliyihii hore ee ciidanka booliiska Soomaaliya, Maxamed Xasan Ismaaciil, oo shalay si lama filaan ah neeftu u qabtay, kuna

Posted in Focus, News | Comments Off on Maydka Taliyihii Ciidanka Booliska Soomaaliya Oo Kenya Loo Qaaday Iyo Shakiga Dhimashadiisa.

Mayeedhaanka Bini’aadam Iyo Moganaanata Umadda W/Q: Mohamed Hassan Daacad

Waa 7:15 Habeenimo,Muuqaalka Magaaladu waa Nabad,waxaana Badi Caasimada iyo Hareeraheeda Maasheeyay Nimcada Eebe iyo Roob Lagu Doogsaday oo Dad iyo Xoolaba Uurka ka

Posted in Focus, News | Comments Off on Mayeedhaanka Bini’aadam Iyo Moganaanata Umadda W/Q: Mohamed Hassan Daacad

Daawo Muuqaal: Dadwaynaha Ceerigaabo Oo Fikirkooda Ka Dhiibtay Khilaafka Golaha Wakiilada.

(SLT-Ceerigaabo)-Daawo Muuqaal: Dadwaynaha Ceerigaabo Oo Fikirkooda Ka Dhiibtay Khilaafka Golaha Wakiilada.

Posted in News | Comments Off on Daawo Muuqaal: Dadwaynaha Ceerigaabo Oo Fikirkooda Ka Dhiibtay Khilaafka Golaha Wakiilada.

Guddoomiyaha Xisbiga KULMIYE Oo Tacsi U Diray Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble

(SLT-Hargaysa)-Guddoomiyaha Xisbiga KULMIYE  Muj. Muuse Biixi Cabdi  ayaa  dhambaal Tacsi ah u diray Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble oo adeerkii ku geeriyooday magaalada Hargaysa.Guddoomiyaha

Posted in Focus, News | Comments Off on Guddoomiyaha Xisbiga KULMIYE Oo Tacsi U Diray Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble