19 Arimood oo Madaxwaynaha laga Sugayo. Garyaqaan Rajab ismail Salah .

Sidaan ognahay Mudane Madaxwayne waxaad Qabtay waxa badan intaad joogtay runtii wax lagu soo hirto oo umada dhaxal gal u ah ayaad qabatay oo lagu faani karo Muuqdana islamarkaan cidna aan caad ka saarnayn waxaan hadaba jecelahay wax yaabaha qaar oon isleeyahay waxaa wanagsan in uu madaxwaynhu wax ka qabto bal ila eeg firkikayga gaaban .

1. In uu Wuffud Heer caalmi ah ukala Diro Qaaradaha Dunida dalka ina danaynaya waxaa ka mid ahmadaamoy dabeeshii dhinaceena imika joogto dunuduna ay inoo soo jeedo intaayna inaga jeedsan dunidu aan ka faidaysano.dawladaha aan ka faidaysan karno waxa kamid ah Tukia UAE, Qatar djbauti sweden England ,USA , Sacudi

Arabia etc .
2. in Wassirada ,wassir kuxigeenada iyo Agaasmiayaasha Guud ee qaran uu cid waliba meesha ay uqalato uu gaysid right place with right person

3. Arinta Tahriibka in aad jaawaab dag dag ka bixso

4. in aad samayso Komsihanka shaqo abuurka iyo ladagaalnaka Tahriibka .

5. In Deeqa somalia la siiyo aan qorshaheed galnaa sidii aan ula qaybsan lahayn hawshaasna waa in u madax waynuhu kula xisaabtamaa Wassirda qorshaynta iyo Arimah dibada

6. in Sixir bararkii oo sii saaiiday la samyeeyo qorshe la gu joojinaayo

7. Siyaasadaii Arimaha Dibadda oo ubaahan in la kabo

8. In la dajiyo qorshe lagu samata bixinaayo umadeena ,

9. In la helo Nidaam cadaladeed oo lagu Hirto ,

10. In Wadamda aan saxiibada nahay la dhawro saxiib tinimadoona .

11. In Hawlaha Qaranka la gu Dhameeyo Wada Jir iyo Midnimo …………..

12. In Qorshe loo dajiyo Siyaasada Shaqo Abuurka qaranka

13. In la midyyeo Manhajayada waxbarasho Heersare mid hooseba

14. In la Qabto shirar badan oo lagaga Hadlaayo Midnimada sidii Qarankan Qorshe loogu heli lahaa

16. In Haayda iyo ku maxaliga ahba lagu dhiirgaliyo Habkay shaqo abuur loogu samayn lahaa .isla markaan la joojiyaan shaqalaha Dibada laga keenayo.dhiiri galiyaan kuwa Dalka udhashay .lana heli lahaa siyaasad qaran oo ah shaqo abuur loogu samyn laha dhalinyarada

17. Samaynta dhiirigalinta wax soosaarka wadan iyo in la unko shirkado yar yar oo ganacsi oo wax soosaarka beeraha la sameeyo taasna u kula xisaabtamo Wassirka beeraha Jsl .

18. in U Madaxwaynhu Dhiirigalin siiyaa Shaqaalaha fir fir coonid ala imaada isla markaan usameeyaa tasaale lagu soo hirto oo ay sameeyanan oo Wassirka wax qabtay iyo Agaasmiha ama shaqalaha kale ee la imaada wax uu ka farxiyaa Madaxwaynhu islamarkana in uu Madaxwayhuhu Fursad siyaa aqoonyahan wax tar leh

19. Ku Dhawaaqista Shir wayne qaran oo aqoonyahan ay isu xaal waraysanyaan ama usameeyaa barnaamuju lamagac (talokaab oo uu ku urursanayo afkaarta talooyinka wax taraya ) islamarkaana Uu Madaxwayhu saxibadisii Siyaasad kula fogadeen uu sameeyo tanaasul oo uu soo celiyo saxiibtinmadoodii

Waxaan isleeyahay hadii intaas usameeyo talo Uruursi badan uu Sameeyo Madaxwaynhu ay noqondoonto mid wax tar uleh Bulshadiisa laguna xasuusan doooono Hogaamintiisa waxaan ilahay uga baryayaa kii in ilahay ku astru inta u dhadhay cid kaste oo uu xil udhiibayna ay sidii lagu dhiibay ay uga soobaxdaa

Garyaqaan Rajab Ismail Salah

Tell: 252634416899

Rajab03@hotmail.com

Wassarada Arimaha Dibadda