GASHIYAGAYGA NIMANKII QABAA CAAWA II YIMI

asc dhamaan somaliland waxaa soo shaacbaxaday in xisbiga ucid yahay 

xisbi ay hogaaminayaan caruur yar,yar oo raad barad ah sida musharaxa

xisbiga jamaal iyo wiilka yaree ina xasan mataan waxay socdaanba markii 

ay umadii qabyaalad iyo xasarad kala daaleen ayey is yiraahdeen burco taga

burco waa niman qabiilka ku dheereeyee waa run xaga qabiilka waa adeegsadaan 

laakiin hadana marka runtu timaado waa niman runsheeg badan waxaa dhacday in 

jamaal odayasha HY ka soo horjeesteen musharaxnimadiisa ma laha anaga na siiya 

 waxayse u sheegeen faysal inaanay inamadasi ahayn kuwo u keenaya xisbiga guul 

hadii aad rabtaan bal inuun in daweynaha burco oo bari iyo galbeed leh ka dhex muuqdaan 

 in xisbiga musharixiintiisa wax laga bedelo jamaal ma saboodi karno ayey yiraahdeen 

waxaa jamaal la socda intii ugu xasarada badanayd oo waliba awal ahaan ama ciise muuse 

ahaan ula socota oo dadka odhanaya hadaanu reer hebel nahay sida cali guray iyo inata 

rooda axmed yaasiin waxaa kaloo jirta in ragii UDUB  hada jamaal iska dhex ururiyeen sidaan 

warka ku hayo odaygii ina sulub oo tageerada xisbiga WADANI U baqaya ayaa isna fidnada dhinac 

kaga jira iyo gudoomiye ciro waayo KULMIYE DADKIISA WAA HAYSTAA waxay is tuseen in taageerayasha 

wadani lala qaybsanayo waana sida ay tahay inkastoo ciise muuse burco ka tagey oo berbera tegay 

 oo aan taagerayaal badan u joogin hadana waxaa dhacday in khilaaf hore oo jirey dabada usoo baxay 

hadii la dhameeyana maaha mid lilaahi ah waa salaan aan niyo ahayn gacmaha laysa saaraayo 

waxaa la sheegay in oday beesha galbedka burco ahi yiri waar ninkani waa nin yar siyasadna garanmaayo 

faysalow ee meesha cid keen ama adigu iskeen wali ma arag kalmad wax ku oola aan ka qoro meeshii shir 

ah ee laga hadlana wuxuu odhanayaa nin baa sidan i yiri isagu wax ha dhao iyo sidaa hebel yiri ama hebla 

ama caasha wali waxaa dhalinyarada burco is weydiinayaan magicii ay u bixin lahaayeen JAMAAL 

 WAXAYNA ISUGU SOO BIYO SHUBATAY hungo madan waxaa iyana jira saladin aan salaadiin ahayn laakiin 

ah shegato aan sidaa usii weynayn oo iyana isga dab qaadaya oo leh jamaal abagaa kula jirna sida 

cunaaye oo kale oo maanta uu usoo galay miskiin yar oo lacag sitaa aan sidaa u badnayn waxan odhan lahaa

 waar inataan meesha lagugu cunin ka carar cawralaay cago meesha waxaa fadhiya rugcadaayo xadhigkasta 

kaa furfuraaya ragna kuu soo diranaya sida INA SULUB oo kugu ciil qaba UDUB oo leh gashigayga nimankii 

qabaa caawa ii yimi marna is leh tolow magaalda ma ka saartaa intaan caruurta laydinku kicin oo laydin 

shidin oo la odhan qabyaalad bay nala soo galen ka tashada meesha waxba ma yaaliine oo iska qayliya

ilaa inta dorashada la gaadhayo waxba heli maysaane ictiraafkiina kaabiguu soo saran yahay mar hadii 

shir somaliland loo qabtay iyada u gaara beri bay odhanayaan shir ma hayn oo uu furay madaxweyne siilaanyo

lana sheegay inuu yahay shir loo qabtay wadanka somaliland socotaye ninkii la socon waayoow waa yeelkaa

 gawaan laysma taagee waar hoy guusha soo raac shacabka reer burcona waxan lee yahay yaan laydin waalin 

yaan horumarkiinaa laydinka baabiin maanta burco iyadoo ah casimadii labaad ee wadanka ayey xaga ganacsigana

ku tahay mid horumarsan warshado leh mar hadii laamigina laydiin salaxay iska jira dhibka qolada galbeedka 

ee diidan horumarka ee aan doonayn in dawladu bari wax ka qabato iyagii wax loo qabanayey hadba qaylo 

la soo taagan yihiin iyagoo diidan inay dhulkooda ku shiraan shir beeleed iyo shir ciyaal idinla soo doonanaya

qaar baa yiraahda burcaanu ku qabanaynaa shirka dhalinyarada idinku afgobaadsanaya waa dad ficil leh 

waa dadkii dawladii siyaad burburiyey tana burburiya dee idinku burburiya dhaha somaliland guul 

 waxaa taas ka sii daran cali gurey oo suuqa u bixi kari waayey oo dhawr magac loogu yeedho waaba kuwii 

waali lahaa reer burco .cali gadhoociye ,caqli gurey, MAS DIL Ayaa dhinac bariga laga yiraahdaa galbedkuna 

waa dhahaan oo masdilkii baa la socdee waliba isagoo maqlaya ayaa dhalintu madaxa ugu ridaan 

   bal an eegno halka ay ku danbayso beri qaar baa ka soo baxaya cali gurey u horeeyo waxanba ka baqayaa

in meesha gashi lagaga yeesho oo hotelka lagu xidho sida ay ku socoto sida malinba waqti loogu qabanayo 

iminkaaba sida la sheegayo jamaal lee yahay caliyow sidee wax u wadaa qaadka jooji aad daliigayso 

 maxaa caruur hor boodaysa aan waxna u tarayn kuwii berbera iyo hargaysa ayuu wataa miyaan burco 

dad u joogin waxan idin odhan lahaa dhibkkiina qarasada hana burburinee iska laalada xisbigu jamaalow 

cid buu raacayaaye kolay joogimayside inta goori goor tahay iskaga tag oo darafyada ka iibi samroon iyo harti 

musharax madaxweyne ka dhiga adiga iyo faysala wasiiro aad noqotaan mustaqbalka 2020  waliba PROFISSORKA 

KEENA SAMATAR WAANU RAACAYNAA waxaasoo ciyaalana waa daadinlahaa kaligii baaba la dooran lahaa

dad karti leh oo dadkoodu ogol yihiina waa raaci lahaayeen anigu waxan jeclahay xisbiyo isu dhigma oo 

hadal iyo kartiba leh isuna garaabaya wax wada doonaya oo aan xintan xasarad iyo xaasid lahayn 

  ilaahy haydin garansiiyo kan wax idinla raba iyo kan idin duminaya 

tuse ,toosiye,tilmaame

 xudun .sool sland 

 jama adan mire 

w